CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Friday
Sep 03rd
Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS oo Galay maalintiisii labaad iyo Xubno Lamagaacab

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS oo Galay maalintiisii labaad iyo Xubno Lamagaacab

Jigjiga (CakaaraNews) kalfadhigii 1aad ee xildhibaanada DDS oo galay maalintiisii labaad ayaa saaka Madaxwaynaha DDS, Mudane Cabdi Maxamud Cumar, ayuu waxa uu saaka soo hor dhigay  barlamaanka liiska magacyada golaha kaabineetka cusub
Cod buuxa ku taageereen kuna ansixiyeen iyaga oo carabka ku dhuftay in xubnaha kaabinetka cusub marka laga eego dhan aqoontooda, xirfadooda, daacadnimadooda shaqo iyo ...

Read more...
Dawlada Cusub oo soo Dooratay Afayeenka Baarlamaanka DDS, Gudoomiyaha Maxkamada Guud iyo ku'xigoonadoodii

Dawlada Cusub oo soo Dooratay Afayeenka Baarlamaanka DDS, Gudoomiyaha Maxkamada Guud iyo ku'xigoonadoodii

Jigjiga (CakaaraNews) Kalfadhigii 1aad ee baarlamaanka DDS ayaa saan warkayagii horeba akhristayaasha ugu soo gudbinay in maanta si rasmi ah uga furmay Madasha Shirarka ee Maagalad Jigjiga
Kalfadhigan 1...

Waxaa Maanta Cod'buuxa Lagu Ansixiyay Madax'waynaha DDS

Waxaa Maanta Cod'buuxa Lagu Ansixiyay Madax'waynaha DDS

Jigjiga (CakaaraNews) waxaa maanta cod-buuxa baarlamaanka cusub ee Dawlada Deegaanka Soomaalida kal fadhigiisii 1aad ee maant ayeesheen ayaa waxaa lagu ansixiyay Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamad Cum...

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS ayaa Maanta ka Furmay Hoolka Shirarka M/Jigjiga

Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada DDS ayaa Maanta ka Furmay Hoolka Shirarka M/Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa Maanta Si rasmiya uga furmay Hoolka Shirarka ee Sayd Maxamad Cabdule Xasan

shirkan oo lagu wado inuu socon doono...

 

Baaqii kasoo Baxay Shirkii Beesha Maqaabul ee Ku aadanaa Tubta Nabada & Wadahadalka

Baaqii kasoo Baxay Shirkii Beesha Maqaabul ee Ku aadanaa Tubta Nabada & Wadahadalka Jigjiga (CakaaraNews) shirkan oo ay kasoo qayb galeen odayaasha,waxgaradka,haweenka,dhalinyara da iyo aqoonyahanka beesha Maqaabul isagoo ay soo qaban qaabiyeen Kumushneer ku xigeenka booliska asluubta Xildhibaan Cabdi Bade,Xaaji Gaboobe iyo Maxa... Read more...

Gundhigga Go'aano Wax Ku oola oo Uu Gaadhay Capinetka DDS

Gundhigga Go'aano Wax Ku oola oo Uu Gaadhay Capinetka DDS

Jigjiga (CakaaraNews) waxaa hubaala in maamulka DDS uu ahmiyad balaadhan siinayo xaaladda Nololeed ee ay ku sugan yihiin shacabku kana damqanaysa xaalada adag ee nololeed ee ay ku sugan yihiin

una dejisay qorsheyaal horumarineed oo dhidiibada loogu aas...

Read more...

shirwaynihii ayku Tageerayeen Beesha R/isaaq Nabada Baaqii Kasoo Baxay

shirwaynihii ayku Tageerayeen Beesha R/isaaq  Nabada  Baaqii Kasoo Baxay

DHagaxle (CkaaraNews) shirkan oo lamagac baxay shalay maanta maaha mantana shalay noqon mayso, itoobiyada maanta itoobiyadii hore maaha!!!!

hadaba shirkan ayaa sii qoto dheer  loogu lafa guray hagar daamooyinka regaadiyey shacab-waynaha R-isaaq kana so...

Read more...

Madaxwaynaha DDS ayaa Lakulmay 23 qof oo ah wajigii kobaad ee Hada Kashaqaloobay Xafiiska Maamulka

Jigjiga (CakaaraNews) Madaxwaynaha dawlada deegaanka soomaadlida ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay dhalinyaro tiradoodu gadhayso 23 mutacalim oo kasoo qalin jabisay jamacada kala duwan ee dalka gudihiisa.

Kulankan uu Madaxwaynuhu layeeshay aqoon yaha...

Read more...

Filinkii Dhari Agoomeed Miyaa Dhul Lagu Xoreeyaa ee Mudada Badan akhristayaashu sugayeen oo Dhamaystiran kadaawo Cakaara TV

Jigjiga (CakaaraNews) Dhamaan Akhristayaasha cakaaranews  ee sharafta mudan waxaan lasocodsiinaynaa in aanu Filinka DHARI AQOOMEED MIYAA DHUL LAGU XOREEYAA  oo dhamaystiran halkan idiinka soo gudbinayno,

sidoo kale cakaara oo dib u habayn balaadhan lag...

alt src=images/stories/012340.jpg

Read more...

Kalfadhigii 1aad ee Golaha Xildhibaanada DDS oo Bari la Shaacin Doono Wakhtiga kulanku Noqonayo

Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa lafilayaa in bari shaaca laga qaadi doono mudada ay  shir kii ugu horeeyay ee ay yeelan doonaan Galoaha Xildhibaanada cusub ee lasoo doortay, iyagoo, waxaan kasugnaaba ay tahay xukumad tayo iyo karti leh ay kasoo boxdo shir...

Read more...

Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta HIV/AIDS oo Deeq Balaadhan Gudoonsiiyay Xafiiska Goalaha Xildhibaanada DDS ,Maanta

Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta HIV/AIDS oo Deeq Balaadhan Gudoonsiiyay Xafiiska Goalaha Xildhibaanada DDS ,Maanta

Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa maanta Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta Xanuun Sidaha HIV/AIDS ee Dawlad Degaanka Soomaalida uu gudoon siiyay Xafiiska Golaha Xildhibaanada DDS, Deeg balaadhan oo isugu jirta Computaro, Printero, Video Camera,  Flash tii in...

Read more...
More:

Gabay Cusub: NABADI WAA DOOR Waxaa Tiriyay Maxamed Cabdi Gurxan

Gabay Cusub: NABADI WAA DOOR Waxaa Tiriyay Maxamed Cabdi Gurxan

Labada magac guud ee “Nabad iyo colaad” waa kuwo aad u da’ wayn, lana kowsaday jiritaanka aadanaha. Ka hor intaan taariikhda la qorin, xilli-taariikheedyada loo yaqaanno “Waayadii arahsiga” iyo “Waayadii ugaadhsiga” dadka waa ay dhexmari jire...

Read more...

Jaliyada ku Dhaqan Scandenevianka oo Taageero Udiraysa Heshiiska UWSLF iyo Dawlada Itoobiya

Jaliyada ku Dhaqan Scandenevianka oo Taageero Udiraysa Heshiiska UWSLF iyo Dawlada Itoobiya

UK (CakaaraNews) waxay si buuxda u taageereysaa Heshiiska nabadeed ee uu Ururka UWSLF la galay Dowlada Ethiopia anaga oo ah Jaaliyada  Soomaalida Ethiopia ee ku dhaqan scandenevianka gaar ahaan Dalka Sweden kuna hadleyna dhamaan xubnaha deegaanka ka s...

Read more...

DHAMBAAL HAMBALYO IYO TAAGEERO: JAALIYADAHA SOOMAALIDA ITOOBIYA EE TORONTO

DHAMBAAL HAMBALYO IYO TAAGEERO: JAALIYADAHA SOOMAALIDA ITOOBIYA EE TORONTO Toronto (CakaaraNews) Hamballyo! Hambalyo Hambalyo.
Hadaanu nahay Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee Cariga Canada, gaar ahaan nawaaxiga Toronto, waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin aan halkan uga soo gudbineynaa, Madaxwaynaha dawlad Dega... Read more...

Fanaan Cabdala Yuusuf Hanuuniye oo Hambalyo Iyo Bogaadin u Soo Diray Madaxawayana degaanka

Fanaan Cabdala Yuusuf Hanuuniye oo Hambalyo Iyo Bogaadin u Soo Diray Madaxawayana degaanka

Fanaanka Caanka ah ee aadka loo wada yaqaan ee Cabdala Yuusuf Hanuuniye ayaa hambalyo & Bogaadin u soo diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar , isagoo uga hambalyeeyay xilka wayn ee loo magacaabay.

Fanaan Cabdala Yuusu...

Read more...

Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark oo Hambalyo u Soo Diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka

Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark oo Hambalyo u Soo Diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka Jigjiga (CakaaraNews) Gudoomiyaha Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark Mudane Dhuux Cabdi Cumar ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Gudoomiye Dhuux Cabdi Cumar oo haata... Read more...

175 Hogaamiye Dhaqameedka Degaanka Soomaalida oo Hambalyo & Bogaadin U Diray Madaxwaynaha Degaanka Soomaalida

175 Hogaamiye Dhaqameedka Degaanka Soomaalida oo Hambalyo & Bogaadin U Diray Madaxwaynaha Degaanka Soomaalida

Jigjiga (CakaaraNews) In ka badan 175 Hogaamiye Dhaqameedka Degaanka Soomaalida oo isugu jira Garaado, Suldaano, Ugaasyo, Cuqaal & nabadoono ayaa hambalyo & bogaadin u diray Madaxwayanaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxmuud Cumar.

Waxaa hog...

Read more...

DHAMBAAL HAMBALYO IYO TAAGEERO: DALLADDA JAALIYADAHA SOOMAALIDA ITOOBIYA EE MIDOWGA YURUB

DHAMBAAL HAMBALYO IYO TAAGEERO: DALLADDA JAALIYADAHA SOOMAALIDA ITOOBIYA EE MIDOWGA YURUB

Brussels, 17 July 2010: M aalintii Sabtida, ee 17ka Luulyo waxaa magaalada Brussels ee waddanka Belgium isugu yimid wakiillo ka socda qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida Itoobiya ee waddamada Midowga Yurub, shirkaas oo lagaga dooday sidii ...

Read more...
More:

Maxaa kala Haysto Holland Vs Uruguay? Semi Final-ka Koobka Adduunka (Warbxin dheer ah)

Maxaa kala Haysto Holland Vs Uruguay? Semi Final-ka Koobka Adduunka (Warbxin dheer ah) Waxaa Caawa la Ciyaari doonaan marakle Kulma  ka tirsan Semi Finalka Koobka Adduunka o dhexmari doono Labada  Xul Ee Uruguay iyo Netherland.

Xulalkani ... Read more...

Ethiopians, Kenyans square off for Portugal Half Marathon title

 Ethiopians, Kenyans square off for Portugal Half Marathon title The 2009 world and 2008 Olympic marathon bronze medalist Tsegaye Kebede, two Kenyans, defending men’s champion Silas Sang and the 2009 world maratho... Read more...

Firehiwot Dado, Agnes Kiprop join Frankfurt Marathon field

Firehiwot Dado, Agnes Kiprop join Frankfurt Marathon field The women’s field for the Commerzbank Frankfurt Marathon on October 25 has considerably grown in strength with the addition of the Kenya’s Agnes Kip... Read more...

Haile Gebrselassie targets his own record once again, Duncan Kibet try to run Haile’s pace, Askale Tafa expected to win women’s race

Haile Gebrselassie targets his own record once again, Duncan Kibet try to run Haile’s pace, Askale Tafa expected to win women’s race Haile Gebrselassie's goal is obvious. He intends to break his world record again. If he succeeds it will be the third time in a row that he would esta... Read more...
More:

Afhayeenkii Xisbul Islaam oo Qorsheynaya Inuu Dowlada Isu Dhiibo (Warbixin)

Afhayeenkii Xisbul Islaam oo Qorsheynaya Inuu Dowlada Isu Dhiibo (Warbixin)

Muqdisho (CakaaraNews) Warar laga heley dad wargal ah oo ku dhow afhayeenkii hore ee ururka Xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin ayaa shaaca ka qaaday ...

Read more...

Kooxda Alshabaab oo Xanibtay Raashiin Loo Waday Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Kooxda Alshabaab oo Xanibtay Raashiin Loo Waday Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Muqdisho (CakaaraNews) Wararka kasoo baxaya Maamulka Degmada Ceelbarde ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in kooxaha ka soo horjeeda ay ku xanibee...

Read more...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan ku leh Muqdisho

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan ku leh Muqdisho

Muqdisho (CakaaraNews) Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay ku kulmayaan Guriga Umada Waxana Xildhibaanada ay maanta ka doodaya...

Read more...

Mudane Axmed M. Maxamuud oo Loo Doortay Madaxweynaha Somaliland

Mudane Axmed M. Maxamuud oo Loo Doortay Madaxweynaha Somaliland Somaliland (CakaaraNews) Waxaa fiidnimada caawa lagu dhawaaqay natiijada kasoo baxday doorashooyinkii madaxtinimada ee ka dhacay Somaliland sabtidii aa... Read more...
More:

Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii Faafan

Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii Faafan QURBA-JOOGGA G/DHAGAXBUUR , DDS, ETHIOPIA
WAQOOYIGA AMERICA
AUGUST 29, 2010
WAR SAXAAFADEED

Waxaanu la soconay Shirka Nabadoonimada ee ay hormoodka ka aha... Read more...

Hambalyo iyo Talo Bixin Ku aaddan Ururada Nabadda Qaatay iyo Maamulka SPDP

Hambalyo iyo Talo Bixin Ku aaddan Ururada Nabadda Qaatay iyo Maamulka SPDP

UK (CakaaraNews) Aniga oo ah Dr Xuseen Cali Ibrahim ahna gudoomiyaha golaha qurbajooga Somaalida Itoobiya (ESDF) ee UK, kuna hadlaya magacayga, kan gol...

Read more...

Xafiiska Adeega Jaaliyada Somalida Ethiopia ee Seattle oo Soo Saaray Baaq

Xafiiska Adeega Jaaliyada Somalida Ethiopia ee Seattle oo Soo Saaray Baaq Seattle (CakaaraNews) Shir balaaran oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ethiopia ee Seattle, ayaa waxaa kasoo baxay baaq ay ku taage... Read more...

Kulan Aqoon Is Waydaarsi ah oo Safaaradda Ethiopia ee London ku Dhex Maray Safiiro iyo Aqoonyahano Deegaanka u Dhashey

Kulan Aqoon Is Waydaarsi ah oo Safaaradda Ethiopia ee London ku Dhex Maray Safiiro iyo Aqoonyahano Deegaanka u Dhashey London (CakaaraNews) Kulan xasaasi ah ayaa Sabtidii lasoo dhaafey 4/07/10 ka dhacay safaaradda Ethiopia ay ku leedahay magaalada London kaas oo looga w... Read more...
More:

DARUURTA IYO ROOBKA NOO DA'AYBAAN DADKAYOW UDABAAL DAGAYNAA‏

DARUURTA IYO ROOBKA NOO DA'AYBAAN DADKAYOW UDABAAL DAGAYNAA‏

Heshiisyada nabadeed iyo isbadalada ka socda dawlad deegaanka soomaalida waa kuwo rajo ku beeraya muwaadinkasta oo ka soo jeeda dhulkaasi, waa wax...

Read more...

Nabadi Waa Door: Nabaddu Waa Dahab Mudan In La Doorto, Waana Danta Ummadda

Nabadi Waa Door: Nabaddu Waa Dahab Mudan In La Doorto, Waana Danta Ummadda

Nabadi Waa Door: Nabaddu Waa Dahab Mudan In La Doorto, Waana Danta Ummadda. By: Maxamed C. Gurxan

Labada magac guud ee “Nabad iyo colaad” waa kuwo aad ...

Read more...

Sagal Dolal: Prospects of Hope for the Ogadenian People

Sagal Dolal: Prospects of Hope for the Ogadenian People I would like to congratulate the conference in USA, Minneapolis that took place on the 4th of July 2010. In addition I congratulate the organizers of t... Read more...

Sheekh Cabdullaahi Cumar Nuur oo Culimada Degaanka Soomaalida Ugu Baaqey Iney Waddanka Yimaaddaan

Sheekh Cabdullaahi Cumar Nuur oo Culimada Degaanka Soomaalida Ugu Baaqey Iney Waddanka Yimaaddaan

نداء عاجل الي العلماء

الحمد لله رب العالمین والصلاة والسلام على نبینا محمد وعلى آلھ وصحبھ وسلم تسلیما كبیرا . وبعد السلام علیكم ورحمة الله وبركاتھ

ھده رسالة نوجھھا إلى العلماء في الم...

Read more...
More:

Cakaara TV

Muuqaalkii Shirwaynihii Reer isaaq ay ku taageerayeen nabada

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Waxaa idiin soo tabinaya Cakaara TV

News in English

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Diaspora Vows to Support Somali State Peace & Development

Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...

Read more...

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué

For immediate release: Minneapolis Conference Communiqué Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le... Read more...

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t

Ethiopia: Somali rebel factions declare a shift to work for peace, dev’t Addis Ababa (CakaaraNews) The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L... Read more...

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff

Somali State Diaspora Association Elects New Management Staff Addis Ababa (CakaaraNews) – The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi... Read more...

Ethnic Somali rebel group signs peace accord with Ethiopia

Ethnic Somali rebel group signs peace accord with Ethiopia ADDIS ABABA (CakaaraNews) – A rebel organization that has been fighting for the independence of the e... Read more...

Ethiopian Gov’t, UWSLF Sign Peace Deal

Ethiopian Gov’t, UWSLF Sign Peace Deal

Addis Ababa, July 30 (CAKAARAnEWS) – The Ethiopian government on Thursday signed a peace deal with th...

Read more...

Water facilities begin service in Filtu Woreda

Water facilities begin service in Filtu Woreda Negelle, July 28, 2010 (Negelle) - Some 14 potable water facilities constructed in Filtu Woreda of... Read more...

Some 215 dev't projects begin rendering service

Some 215 dev't projects begin rendering service Jijjiga, July 29 (CakaaraNews) - Some 215 development projects built with over 41 million birr in Jij... Read more...

Ethiopia releases key ONLF members from prison

Ethiopia releases key ONLF members from prison Jigjiga ( Guled Casowe Blog ) The Ethiopian government has officially released four war prisoners captu... Read more...

Ethiopia’s GDP growth to lead Africa by 2011 - AFDB

Ethiopia’s GDP growth to lead Africa by 2011 - AFDB July 7, 2010 (ADDIS ABABA) – Ethiopia’s Gross Domestic Product (GDP) is likely to grow by 10.9 perce... Read more...

Ethiopia signs loan agreement amounting to 20 million USD with OPEC: Jigjiga & Dhegehbour Will Benefit

Addis Ababa, July 9 (CakaaraNews) - Ethiopia and OPEC Fund for International Development (OFID) signe... Read more...

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?
 

Login

  • Login
  • Create an account
    Registration
    *
    *
    *
    *
    *
    Fields marked with an asterisk (*) are required.
  • Wararka Gobolada

    Mid Kamida Ganacsatada Gobolka Qoraxay oo Aan Waraysi Layeelanay

    Mid Kamida Ganacsatada  Gobolka Qoraxay oo Aan Waraysi Layeelanay

    Qorax (CakaaraNews) Sida aan wada ogsoonahay dhamaan Gobolada DDS oo dhan ayaa loo sameeyay Gobolkast...

    Read more...

    Warbixin Dheer oo Ku Saabsan Qabri Dahare

    Warbixin Dheer oo Ku Saabsan Qabri Dahare

    Qabri-Dahar (CakaaraNews) HORDHAC: Gobolka Qoraxay wuxuu ku yaalaa bariga Ethiopia gaar ahaan Dowlad ...

    Read more...

    Dagmada Hud-Hayd ee Gobolka Liibaan oo Hirgalisay Mashaaric ay ku Baxday Misaaniyad ka Badan 15Milyan

    Dagmada Hud-Hayd ee Gobolka Liibaan oo Hirgalisay Mashaaric ay ku Baxday Misaaniyad ka Badan 15Milyan

    Hud-Hayd (CakaaraNews) Dagmada hud-hayd ee Gobolka Liibaan ee Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa waxa ...

    Read more...

    Waftigii Ururuka UWSLF Oo Sibalaadhan Looga Soo Dhaweeyay Magaalada Fiilto

    Waftigii Ururuka UWSLF Oo Sibalaadhan Looga Soo Dhaweeyay Magaalada Fiilto

    Fiilto (CakaaraNewes) Waftigii Ururka UWSLF ee Kormeerka ku marayay gobolada Liibaan iyo Afdheer ayaa...

    Read more...

    18 Mashaaricood oo Laga Fuliyay Laba Dagmo oo ka Tirsan Gobolka Shiniile oo Xadhiga Laga Jaray

    18 Mashaaricood oo Laga Fuliyay Laba Dagmo oo ka Tirsan Gobolka Shiniile oo Xadhiga Laga Jaray

    Gobolka Shiniile (CakaaraNews) Mashaariicdaasi ayaa waxaa maal galiyay Mashruuca Xoolo Dhaqatada ee P...

    Read more...

    Kulan Lagaga Hadlayay Arimaha N/galyada ayaa Maanta Kafurmay Magaalada Q/dahar

    Kulan Lagaga Hadlayay Arimaha N/galyada ayaa Maanta Kafurmay Magaalada Q/dahar

    Qoraxay (CakaaraNews) warkan oo anu ka helnay wariye katirsan shabaga CakaaraNews oo hatan ku sugan M...

    Read more...

    Waftigii Ururka UWSLF Oo ay Wehelinayeen Suxufiyiin ka kala Sucday 3 Saxaafadood Ayaa Saaka ka Anbabaxay Magaalada Diri-Dabe.

    Waftigii Ururka UWSLF Oo ay  Wehelinayeen  Suxufiyiin ka kala Sucday 3 Saxaafadood Ayaa Saaka ka Anbabaxay Magaalada Diri-Dabe.

    Dhiri-Dhaw (CakaarNews) War oo ay na  soo gadhsiiyeen wariye yaal ka kala socday Warsidaha CakaaraNew...

    Read more...

    Madaxwaynaha DDS oo Xadhiga Kajaray Mashruucii Biyo Galinta ee Magaalada Dh/buur.

    Madaxwaynaha DDS oo Xadhiga Kajaray Mashruucii Biyo Galinta ee Magaalada Dh/buur.

    Dhagax-Buur (CakaaraNews) Munaasabadan oo shalay uu Madaxwayne Daa'uud Maxamad Cali, xadhiga ka jaray...

    Read more...

    Cusbitaalka Magaalada Dh/buur Oo Maanta Xadhiga Lagaga Jaray Qayb Cusub oo Qaliinka ah

    Cusbitaalka Magaalada Dh/buur Oo Maanta Xadhiga Lagaga Jaray Qayb Cusub oo Qaliinka ah

    Jigjiga (CakaaraNews) Magaalada dhagax-buur ayaa Maanta xadhiga lagaga jaray Qaybta Qaliinka ee uu ye...

    Read more...

    Shufto Uu Hogaaminayay Maxamad Yuusuf Oo Dagaal Lagu Dilay

    Shufto Uu Hogaaminayay Maxamad Yuusuf Oo Dagaal Lagu Dilay

    Sagag(CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka...

    Read more...

    Shuftaygii Sheekh Axmed Xuseen Xasan (Yogol) Oo Dagaal Lagu Qabtay iyadoo 7 Indhaha Loo Shiday

    Shuftaygii Sheekh Axmed Xuseen Xasan (Yogol) Oo Dagaal Lagu Qabtay iyadoo 7 Indhaha Loo Shiday

    Fiiq (CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaan...

    Read more...