Written on 22/05/2011, 20:56 by
horyaalkaharry-redknap-oo-sheegey-in-aan-wax-gool-ah-aan-laga-dhalin-kooxdiisa-asbuucaan-hadana-laga-badiyeyTababaraha kooxda Totanham Harry Redknap ayaa weerar toos ah waxa uu ku qaadey calan wadihii haayey ciyaartii...
Written on 06/07/2010, 17:42 by
maxaa-kala-haysto-holland-vs-uruguay-semi-final-ka-koobka-adduunka-warbxin-dheer-ahWaxaa Caawa la Ciyaari doonaan marakle Kulma  ka tirsan Semi Finalka Koobka Adduunka o dhexmari doono Labada  Xul...
Written on 05/10/2009, 14:33 by
-ethiopians-kenyans-square-off-for-portugal-half-marathon-titleThe 2009 world and 2008 Olympic marathon bronze medalist Tsegaye Kebede, two Kenyans, defending men’s champion...

Degaanka

Written on 07/02/2012, 12:10 by khalid44
investors-engaged-in-water-mines-energy-in-oromia-purchase-16m-birr-saving-bondsAdis-Ababa(CakaraNews).Investors engaged in water, mines and energy sectors in Oromia region purchase saving bonds worth 16 million Birr to support...
Written on 07/02/2012, 11:36 by khalid44
suarez-soo-noqoshadiisii-oo-barbardhac-goolal-laaan-ah-ku-dhamaaday-iyo-mukulaalbisad-ku-sigatay-inay-banado-ciyaartaCakaara Sport(Premier league).Kooxaha Liverpool iyo Tottenham oo isku fara saaray garoonka caanka ah ee Anfield ayey natiijadiisii noqotay goolal la,aan...
Written on 06/02/2012, 15:51 by khalid44
majaajiliistaha-caanka-ah-ee-elephan-man-oo-xabsiga-loo-taxaabayLAYAABKA DUNIDA JAMAICA(CakaaraNews):- Ninka caanka ka ah waqooyiga America ee dadka ka qoslisiya ee lagu Magacaabo Elephant Man ayaa xabsi loo taxaabay...
Written on 06/02/2012, 15:24 by khalid44
juan-mata-david-gea-wuxuu-iga-hor-istaagay-fursad-dahab-ah-iyo-rooney-waxaan-ka-badbaadnay-dufaan-ceebeedCakaara Sport(Premier League).Ninka reer Spain ee Khadka Dhexe uga ciyaara kooxda Chelsea Juan Mata ayaa Mucjiso soo baxaysa ku micneeyay Ninka ay isku...
Written on 06/02/2012, 13:34 by khalid44
ugaas-maxamed-duulane-oo-ay-maamulka-magaalada-qabridahar-ku-soo-oogeen-dacwad-dhul-hanti-dawladeed-oo-uu-gacanta-ku-hayaykana-dhago-adaygay-ku-celinta-gacanta-dawladaQabridahar(CakaaraNews).Sida aynu wada ogsoonahay Waxaa Dhawaan la Ansaxiyay 3 Ismaamul Magaalo oo Qayb ka ah Horumarka Xawliga ah ee Dalku...

Hambalyo

Written on 27/01/2012, 15:44 by Abdulahi
ardayda-waxkabarata-wadanka-holland-ee-udhalatay-deegaanka-oo-bogaadisay-dadaalka-xukuumada-ddsiHolland (Cakaaranews) Waxaa lawada ogsoonyahay inay arday badan oo deegaanka u dhalatay ay wax kabartaan dacalada dunida iyagoo ku kala sugan heerarka...
Written on 13/04/2011, 16:36 by
biyoxidheenka-qarnigu-waa-mid-muujinaya-midnimadeenaxafiiska-waxbarashada-dds-oo-ku-deeqay-adduun-lacageedJigjiga(CakaaraNews)daah inaga saarna in DFI ay ku talaabsatay koboc-dhaqaale amin kastana maskaxtuujin ugu jirto tab kastoo horumar-waara lagu yagleeli...
Written on 28/03/2011, 19:03 by
g-qurba-joogga-dds-ee-boqortooyada-biritayn-oo-baaq-taageero-u-diraya-madaxweyne-cabdi-maxamuud-cumar-ansixintii-degmoooyinka UK (Cakaaranews) Aniga oo ah Dr Xuseen Cali Ibrahim,  ahna Gudoomiyaha Golaha Qurba Joogga Soomaalida Itoobiya ee dalkan Boqortooyqda...
Written on 24/03/2011, 23:14 by
golaha-qurba-joogga-soomaalida-itoobiya-ee-boqortooyada-biritayn-oo-baaq-taageero-u-diraya-madaxweyne-cabdi-maxamuud-cumar-ansixintii-degmoooyinka-iyo-madaxweyne-ku-xigeenada-la-magacaabayAniga oo ah Dr Xuseen Cali Ibrahim,  ahna Gudoomiyaha Golaha Qurba Joogga Soomaalida Itoobiya ee dalkan Boqortooyqda Biritayn, kuna hadlaya magacayga iyo...
Written on 10/02/2011, 19:19 by
qulqulka-fanaaniinta-soomaaliyeed-ee-xarunta-dds-ayaa-noqotay-mid-dhawaanahan-isa-soo-tarayaJigjiga (CakaaraNews ) Koox Faneed uu hogaaminayo fanaanka weyn ee Cumar Shooli ayaa soo gaadhay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda DDS.  Hadaba Fanaankan...

News in English

Written on 01/01/2012, 15:46 by
europe-leaders-warn-of-difficult-2012 German Chancellor Angela Merkel said Europe was experiencing its "most severe test in decades" but that Europe was growing closer in the debt...
Written on 25/01/2011, 17:41 by
press-release-communique-of-the-conference-of-somali-state-diaspora-in-north-americaSomali State Diaspora in North America and Somali State Government delegation, led by the State President, H.E. Abdi Mohamud Omar, held historic...
Written on 11/01/2011, 17:44 by
meles-calls-on-somali-diaspora-to-advance-devt-in-regionAddis Ababa (CakaaraNews) - Prime Minister Meles Zenawi called upon natives of Somali living abroad to engage actively to speed up the ongoing...
Written on 16/08/2010, 18:23 by
diaspora-vows-to-support-somali-state-peace-a-developmentSeries of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chairman of Ethiopian Somali People’s Democratic Party...
Written on 09/08/2010, 12:01 by
for-immediate-release-minneapolis-conference-communiqueSomali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation led by His Honorable Abdifitah Sheik Abdullahi, the...

Business

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

Cakaara(Sport).Xulka sida weyn loogu saadaalinayo iney hanan doonaan koobka xulalka Qaraada Afrika sanadkan ee Ghana, ayaa tallaabo weyn hore ugu sii sinqatay iney kusoo biiraan kooxaha usoo gudbay wareega 2aad ee tartankan Ciyaaraha Qaranada Afrika, ka dib markii ay 2-0 ku dharbaaxeen xulka adag ee dalka Mali. Kulankaan oo ahaa mid ka mid ah kulamadii ugu adkaa sida weyna loo sugaayey ayaa ku bilowday isgaad gaad iyo taxadar hase yeeshee xidigihii Ghana ayey ugu dambeyn u suura gashay iney dhax jeexaan dhufeyskii reer Mali qeybtii labaad ee cayaarta oo ay labada goolba dhaliyeen markii ay iska caabin adag kala kulmeen daafaca Mali qeybtii hore ee cayaarta. Gooldhaliyaha Ghana Asamoah Gyan ayaa gool boloziyoon ah oo uu laagay ku furay cayaarta halka goolka kale uu dhaliyey cayaaryahan Ayew oo u cayaara kooxda weyn ee Marseille ahna wiilka xidigii weynaa Abidi Pele. Ghana waxey urursatay 6 dhibcood labadii kulan oo ay cayaareen iyagoon weli shabaqooda gool la taabsiin waxeyna u baahan yihiin keliya hal dhibic kulanka ugu dambeeya oo ay la leeyihiin qaranka Guinea si ay u xaqiijiyaan usoo bixitaanka wareega labaad. Xulka Guinea waxey maanta goolal kala daaleen qaranka Botswana oo ay 6-1 kaga badiyeen sidaasna kusoo celiyey rajadooda soo gaarida wareega labaad maadaama ay min 3 dhibcood wada leeyihiin xulka Mali oo la saadaalinayo in kulanka ugu dambeeya ka badin doonaan qaranka Botswana halka Guinea ay rajadooda ku xiran tahay iney badiyaan kulanka aadka u adag ee ay kaga hor tagi doonaan xulka loo saadaalinaayo iney hanan doonaan koobkan ee Ghana. Guruubkan D ayaa ah kan ugu adag waxaana cadeyn u ah in min labo kulan oo la cayaaray weli uusan midkoodna soo bixin iyadoo 4ta dalba ay weli rajo ka leeyihiin usoo bixitaanka wareega 2aad. Wadamada usoo gudbay wareega 2aad: Xulalka wadamada Equaltoreal Guinea oo kasoo baxday guruubka A, Ivory Coast oo kasoo baxday guruubka B, iyo xulalka Gabon iyo Tunisia oo kasoo baxay guruubka D ayaa ilaa iyo hada cadeystay booskooda halka 4ta boos ee banaan la ogaan doono xulalka soo buuxin doona marka ay dhamaadaan min halka kulan ee ka harsan wareegan 1aad. Iyadoo tartanka sanadka aad looga tabsanaa maqnaashaha wadamada awooda ku lahaa kubada cagta Afrika sida Masar, Cameroon, Nigeria iyo Koofur Afrika ayaa hadana waxaa goor hore guryahooda loo diray xulalka wadamada Maroco iyo Senegal oo la saadaalinaayey iney meel wanaagsan gaari doonaan laakiin bedelkeeda aan wax dhibic ah shaqeysan min labadii kulan ee ay cayaareen sidaasna uga duub duubtay agabkooda iyagoo u diyaar garooaya bixitaankooda marka ay dheelaan kulankooda ugu dambeeya oo ay sharafta lee ku ilaalsanayaan.

Entertainment

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

US, Honduras, Mexico and Costa Rica Take Field in Chicago at CONCACAF Gold Cup Semi Finals

conThe U.S. Men's National Soccer team returns to Soldier Field in Chicago where they meet Honduras Thursday.  The match is the first semi-final game in the North, Central America and Caribbean (CONCACAF) region Gold Cup tournament.  The second match pits Costa Rica against Mexico.  United States is up against a Honduras team it defeated earlier in Gold Cup action.

There are only four teams left in the CONCACAF Gold Cup, and all of them have been here before.  The first game of the semi-finals doubleheader on Thursday night is a rematch. The United States takes on Honduras, the team it defeated 2-0 in Gold Cup Group Play earlier in July.  

The U.S. advanced to the semi-finals after defeating Panama 2-1 in extended play.  U.S. Head Coach Bob Bradley is undefeated in Gold Cup play, and Thursday's match is the fifth consecutive semi final appearance for the U.S. team, while Honduras takes the field for only the third time in its history.

Costa Rica advanced to the Semi-Finals for the first time since 2003 after defeating Guadeloupe 5-0.  They face Mexico fresh off a 4-0 victory against Haiti. Soldier Field, considered the home field for the U.S. Men's Soccer team, is expecting near capacity crowds for both matches Thursday night.  

U.S.A. and Honduras take the field first at 6 pm Central Standard Time, with Mexico and Costa Rica scheduled to face off at 9 pm Central Standard Time. The two winning teams head to Giants Stadium in New Jersey for the Gold Cup Finals on Sunday.

By Kane Farabaugh
Chicago

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.