Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
BBC- Roger Federer ayaa waxa uu noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee ku guuleeysta 15 koob oo ah kuwa ugu waaweyn ee cayaaraha Teniska adduunka, kadib markii uu ka bediyay Andy Roddick.
Roger oo u dhashay waddanka Switzerland, ayaa shan wareeg, oo ahayd cayaartii ugu dheereyd oo muddo afar saac ka badan uga bediyay Andy Roddick oo isna u dhashay waddanka Mareykanka.
Federer waxa uu ku badiyay 5-7 7-6 (8-6) 7-6 (7-5) 3-6 16-14, taasi oo u noqotay koobkii 15aad ee cayaaraha Teniska adduunka ugu waaweyn ee uu qaado.
Sanadkii hore ayuu ku guuldareystay isla koobkan Wimbledon, markii uu ka bediyay cayaaryahan Rafael Nadal.
Roger Federer, oo ah 27 jir ayaa waxa uu ku laabanayaa inuu noqdo cayaaryahanka ugu sareeya Teniska, oo hadda uu ka dulmaro Nadal.