Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
DhagaxBuur (CakaaraNews) Kooxda Kubada Cagta ee Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Degmada DhagaxBuur ayaa sugaysa inay hantaan Koobka Gobolka Dhagax Buur ee sannadkan. Kooxdan oo ah Horyaalka Gobolka Dhagaxbuur ee haysta Koobkii Sannadka Hore ayaa is reebreebka tartanka Kubada Cagta ee Gobolka Dhagaxbuur waxay kaga jiraan kaalinta hore. Waxaa sannadkan ay ciyaarta kamadambaysta ah la leeyihiin Kooxda Maaliyada ee Degmada Dhagax-Madow oo iayaduna taagan finalka.
CakaaraNews