Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Adeegga tareenka - Rail Transport
Hay’adda “Ethio-Djibouti Railway line” waxa
la aasaasay 100 sano ka hor. Tareenka oo ka soo bilaabma dakadda Djibouti wuxu
ku dhammada magaalada Addis Ababa – 50%
waddada tareenku waxay ku taalla degaanka Somaalida, kuwaasoo mara
zoonka Shinile. (degmooyinka Aysha, Shinile, Erer iyo Afdam)
Jiritaanka tareenka waxay kaalin muhiim ah kaqaadataa nolosha shacabka ku nool Gobolka Shinile. Sidoo kale waxa sannad kasta yimaadda dalxiisa yaal badan oo raaca tareenka si ay u daawadaan dhulka qadiimiga ah ee tareenku siimarayo muddada uu u kala socdo Djibouti iyo Addis Ababa
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.