Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Garoomada Diyaaradda - Air Transport
Garoomada diyaaradaha caalamiga ah ee
diyaaradaha nooc kasta fadhiisan karaan waxa ka mid ah garoomada diyaaradaha ee
Jijiga iyo Gode
Magaalooyinka Qabridahar iyo Shilabo waxa fadhiista diyaaradda nooca loyaqaan Foker-50.
Sidoo kale waxa dhammaan magaalo-madaxyada
zoonasha ku yaal garoommo ku meel gaadh ah oo ay fadhiistaan diyaaradaha yar
yar.
Duulimaadyada joogtada ah ee maalin kasta ee
deegaanka waxay kala yihiin:
Addis Ababa – Dire Dawa – Jijiga (5 maalmood)
Addis Ababa – Dire Dawa – Gode (5 maalmood)
Addis Ababa – Dire Dawa – Kabridahar – Shilabo (2 maalmood)
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.