Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Dalxiiska
- TOURISM RESOURCES
Deegaanka Soomaalida waxa lagu tilmaamaa inuu
hodon ku yahay goobo ku habboon dalxiiska sida goobaha dhaqanka, goobo si
dabiici ah u leh soo jiidasho gaar ah, iyo goobaha taariikhiga ah.
Goobaha soo jiidashada dalxiiska leh.
Dalxiisku wuxuu kaalin muhiim ah ka gaysan
karaa horumarka dhaqaalaha ee deegaanka
Waxa
ka dhasha fursado shaqo, dawladda waxa ka soo gala dakhli ama cashuur, waxa ku
dhisma inkaaniyaadka horumarka iyo saktarka adeegga .
Meelaha xusidda mudan ee dhinanaca dalxiiska
waxa ka mid :
Babile rock valley,
The Karamara mountain,
The desert landscape and vegetation,
Harar-Jigjiga sceni route,
Natural hot springs,
Forest resources,
Rivers, and
Wildlife and conservation areas, etc.
Meelaha taariikhda ama dhaqanka ee soo
jiidashada leh:
Goobta dagaalkii talyaaniga ee Walwaal
(Walwal Battle field), goobtan oo taariikhda Itoobiya meel sare kaga jirta
waayo waa meel lagu jabiyey gumaysigii Talyaaniga
Waxa jira xabaalo taariikhi ah oo ku yaalla
meelaha kala duwan.
Biyaha kulul ee dabiiciga ah - Natural Hot
Springs
Isha biyaha kulul ee Erer Gota -
Isha biyaha kulul ee Babile (2 km meel u
jirta magaalada) –
Isha biyo kalule ee Arrabi (Degmada dhambal) –
Qasriga boqorkii Xaylesalase ee magaalada Erer – Waxa ku yaalla biyo kulul oo dabiici.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.