Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Khayraadka tamarta - Energy Resources
Deegaanka Soomaalida waxa laga helaa ilaha
quwadaha kala duwan sida gaaska dabiiciga ah, quwadda tamarta cadceedda,
quwadda tamarta dabaysha, iyo nooca loo yaqaan “biomass”.
Dhul-dooxooyinka deegaanka Soomaalida, gaar
ahaan dooxada “Ogaden depression” iyo dooxada Wabi Shebelle River basins” waxay
leeyihiin fursad laga dhallin karo quwadda tamarta korontada biyaha laga
dhaliyo. Waxa lagu qiyaasay fursadda laga dhallin karo 6974 GWH/Y (kasso
noqonaya 3.47% quwadda dalka oo dhan).
Sidoo kale, waxa wabiga Shabelle laga dhalin
karaa quwad lagu qiyaasay 738 MW.
Waxa kale oo fursad ka bannan tahay dhalinta
quwadda dabeysha. Quwaddan oo ah mid aan wali loo soo jeedsan lagana faa’iidaysan.
Deegaanka Soomaalida waxa ka jira fursadda
tamarta laga dhalin karo fallaaraha cadceedda. Waxa la ogaaday in falaaraha
cadceedda ee deegaanka Soomaalida ay gaadhayaan qiyaas dhan 5500 ilaa 6000
wh/m2. - Si arrintan loo gaadhana waxa
la isticmaalikaraya farsamada loo yaqaan “solar photo-voltaic (Pv) technology”.
Tamarta laga helo dhirta la gubo ayaa hadda deegaanka ka ah isha koowaad ee loo isticmaalayo tamarta wax lagu qabsado.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.