Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Khayraadka Macdanta - Mineral Resources
Various exploration works conducted in the
past revealed the existence of various major and minor mineral occurrences in
the Somali Region. The major mineral
occurrences and deposits identified in the region include salt, gold, feldspar,
mica and natural gas. There are also
minor occurrences such as graphite, kaolin, magnetite, talc, phosphoric and
gemstone.
Major salt occurrences are identified in
three localities of the region. Afder, Boji-dol and El-dere. Minor occurrences are also reported at
Dolo-Odo, Melka-Softu, Sede and Kenere localities in Liben and Afder zones.
Deegaanka Soomaalida waxa ku yaal dhul caan
ku ah kayd aad u wayn oo ah macaadin kaladuwan. Dagmada Mooyaale waxa ku yaal
dhul uu ku kaydsan yahay dahab; dhulkaasoo leh ballac dhan 15-50 km oo dhinac
kasta ah una dhaxeeya tulooyinka Haramsam iyo Dukisso.
Arrinta muhiimka ah oo ah khayraadka
shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah waxaa ilaa hadda shirkado kaladuwan ay
daraasado kawadaan kaydka loo yaqaan “Ogaden Basin”iyadoo Kaydkaas gaaska
dabiiciga ah lagu qiyaasay 271 TCF or 76 Bm3.
Shirkadahaas oo ka shaqaynaya sidii loo soo
saari lahaa gaaska dabiiciga ah sida (Urea & NH3 ), quwadda korontada,
wax-soo-saarka batroolka iyo kimikada kala duwan
Deegaanka waxa kale oo laga helaa
macdan-warshadeed kala duwan sida : graphite, kaolin, talc, phosphate etc.
kuwaasoo loo adeegsan karo warshado kala duwan.
Sidu u samaysan yahay heerarka kala duwan ee dhulka degaanku, waxa la caddeeyey in degaanku hodon ku yahay qalabka aasaasiga ah ee loo adeegsado dhismaha kala duwan iyadoo si gaar ah looga helo gobolada Qorraxey, Liban iyo Shinile
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.