Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Khayraadka Kaymaha - Forest Resources
Deegaanka soomaalidu wuxuu u badan yahay
kaymo laga helo dhir iyo xayawaan noocyo badan
(bio-diversity). Dabeecadda
noocaas ah ee dalka, 25% waxa laga helaa deeegaanka Soomaalida. 18% ka mid ah
noocyadaas waxay si siman ugu caan yihiin deegaanka Soomaalida. Guud
ahaana waxa deegaanku caan ku yahay 135
bah-dhireed (plant families) iyo 626 nooc oo dhir ah (genera and species).
Sidoo kale waxa deegaanka ku sugan qaybaha ugu mihiimsan ee xayawaan
Kaymaha dabiiciga ah (natural vegetation)
ayaa ah kuwo nooc ahaan iyo tiro ahaanba aad u badan - Boswellia and Chomiphera
species.
Kaymahaasi waa aasaaska nolosha xayawaanka
duur joogta ah sida libaax, haramcad, shabeel,Dhurwaa, dameer-dibadeed, iyo
kuwo kale oo aad u badan
Waxa xusid gaar ah mudan geedaha ama dhirta
faraha badan oo laga sameeyo ama laga samyn karo dawo-dhaqameedyada kala duwan.
Deegaanku wuxuu aad ugu caan baxay beeyada, xabkaha, fooxa, malmalka iyo noocyo kale oo la xidhiidha oo aad u badan.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.