Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Fududaynta Arrimaha La Xidhiidha Xoolaha Nool
- Facilitating The Utilization Of The Livestock
·
In la bixiyo meel xooluhu daaqaan.
·
Bixinta xogta aasaasiga ah iyo la talinta abaabulka suuqa xoolaha nool
ama wax-soo-saarka xoolaha.
·
Waxa cashuur dhaaf loo sameeyey alaabada (raw materials) ee looga baahan
yahay wax-soo-saarka xoolaha.
·
In laga gacan-qabto daynta ama amaahda kala duwan.
·
Waxa si lacag la’aan ah loo sameynayaa adeega caafimaadka xoolaha.
· Waxa si dawli ah loo xallinayaa dhibaatooyinka ka iman kara suuqa xoolaha.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.