Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Furasdaha Cachuurta Gudaha - Revenue Free Options
·
Iyadoo laga duulayo nooca mashruuca, waxa la ogolyahay 2-7 sano inaan la
bixin cashuurta gudaha.
·
Waxa loogu daray in ka badan 2 sano gaar ahaan deegaanada dib u dhacsan,
·
Haddii shirkaddu khasaarto, waxa dhiirrigalin loo sameeyey in la kordhiyo
mudadda dhiirigalinta ee qodobada kore.
· Alaabada ma guurtada ah ee qiimo-dhaco ku yimaaddo ee mashruuca waxa laga dhaafay cashuurta gudaha.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.