Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Dhiirirgalinta
Maalgalinta - Undertake Promotional
Activities
·
Soo saaridda fasaxa maalgalinta - Issue investment certificate for local
investors for investment projects to be made by an individual person or
businesses organizations.
·
Cusboonaysiinta fasaxa maalgalinta - Renew permit where satisfied
·
Fudueynta helitaanka dhulka maalgalinta.
·
Adeegga la talinta iyo xog siinta maalgaliyaasha.
Si
loo taageero maalgaliyaasha gaarka ah,
dawladda deegaanku waxay diyaarisay barnaamijka horumatinta maalglainta gaarka
ah (Private Investment Development Program).
·
Waxa la diyaariyey qaab la isku weydaarsado xogta maalgalinta si
maalgaliyeyaasha gaarka ah loogu fudeeyo inay helaan xog kasta oo ku saabsan
maalaglinta gaarka ah ee deegaanka
Soomaalida.
· Waxa la darsay in lamaalgashan karo mashaariic kabadan 300 iyadoo 50 mashruuc oo kamid ah documentigoda la diyariyay.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.