Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Dhiirgalinta
Dawladda ee Maalgalinta - Government Investment Promotion
Fursadaha
Iyo Xaalada La Fududeeyey Ee Maalgalinta Gaarka Ah (Potential And Fertile
Conditions For Private Investment In SRS)
Siyaasadda cusub ee Dawladda Itoobiya waxa
aasaas u ah dhaqaalaha suuqa xorta ah iyadoo arintani horseedday kobcinta
sektarka maalgalint a iyo soo jiidashada maalqabeenadaba.
18kii sano ee lasoo dhaafay, dawladda dhexe
iyo kuwa deegaanaduba waxay soo saareen siyaasado maalgalineed, wareegtooyin,
xeerer, xeer-nidaamiyeyaal, dhiirrigalin iyo shuruuc kale oo ku habboon soo
jiidashada iyo fududaynta maalgalinta gaarka ah.
DDS waxa hadda ka jira xaalado ay kusoo hiran
karaan maalgaliyeyaasha gaarka ah:
Dawladda deegaanka Soomalidu waxay aasaastay
hay’ad gaar u ah maaraynta iyo maamulka maalgalinta gaarka ah.
Awoodda iyo wajibaadka Wakaaladda Maalagalinta DDS waxa ka mid ah:
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.