Xogta Guud ee Deegaanka Soomaalida

Xogta Guud ee Deegaanka Soomaalida

Dawladda Deegaanka Soomaalidu wuxuu ka mid yahay sagaalka dawlad-deegaan ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Itoobiya

Wuxuu ku fadhiyaa bariga iyo bari-koonfureed ee dalka Itoobiya.

Baaxadda dhulka waxa lagu qiyaasaa 350,000 km2

Deegaanku wuxuu ku dhacayaa inta u dhaxaysa loolka  40-110 Waqooyi iyo Dhigta 40 -48 0E Bari.

Deegaanku wuxuu xad la leeyahay: dhinaca konfureed waxa ka xiga Kenya; dhinaca bari iyo koonfur-bari waxa ka xiga Soomaaliya; Dhinaca waqooyi galbeed. Dalka gudihiisa; dhinaca galbeed iyo koonfur waxa ka xiga deegaanka Oromiya; dhinaca galbeed iyo waqooyi-galbeedna waxa ka xiga deegaanka canfarta.

Deegaanku inta uu ka sarreeyo badda waxa lagu qiyaasaa inta u dhaxaysa 500-1600 meters.

Cimilada deegaanka soomaalida waxa lagu qiyaasaa dhul-daaqsin isugu jira oomane, dhul kooban oo hela roob ku filan iyo dhul ay maraan wabiyo kala duwan.

Heer-kulka deegaanku wuxuu u dhaxeyaa 20-45°C

Celceliska roobka degaanku helaa wuxuu u dhaxeeyaa 300-500 mm.

Tirada dadka ku nool deegaanka waxa lagu qiyaasaa 4.4 million (Tiro-koobkii la sameeyey 2007 - CSA census), 86% shacabka deegaanka waxay ku nool yihiin dhulka miyiga ah badankooduna waa xoolo-dhaqato

Maamul ahaan degaanku wuxuu ka kooban yaha 9 maamul-gobaleed iyo 53 degmo

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews