Dhiirgalinta Dawladda ee Maalgalinta

Dhiirgalinta Dawladda ee Maalgalinta - Government Investment Promotion

Fursadaha Iyo Xaalada La Fududeeyey Ee Maalgalinta Gaarka Ah (Potential And Fertile Conditions For Private Investment In SRS)

Siyaasadda cusub ee Dawladda Itoobiya waxa aasaas u ah dhaqaalaha suuqa xorta ah iyadoo arintani horseedday kobcinta sektarka maalgalint a iyo soo jiidashada maalqabeenadaba.

18kii sano ee lasoo dhaafay, dawladda dhexe iyo kuwa deegaanaduba waxay soo saareen siyaasado maalgalineed, wareegtooyin, xeerer, xeer-nidaamiyeyaal, dhiirrigalin iyo shuruuc kale oo ku habboon soo jiidashada iyo fududaynta maalgalinta gaarka ah.

DDS waxa hadda ka jira xaalado ay kusoo hiran karaan maalgaliyeyaasha gaarka ah:

Dawladda deegaanka Soomalidu waxay aasaastay hay’ad gaar u ah maaraynta iyo maamulka maalgalinta gaarka ah.

Awoodda iyo wajibaadka Wakaaladda Maalagalinta DDS waxa ka mid ah:

 

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga 

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews