Maqaalada

Tacsi: Bahda CakaaraNews oo Tacsi Diraya

Jigjiga (CakaaraNews) Dhamaan hawl wadeenada CakaaraNews waxay iyagioo aad uga tiiraanyaysan ugana murugaysan ay tacsi u dirayaan Qoyska iyo ehelada ay ka baxeen Mahad Cabdi Xaaji Warfaa, Cabdifatax Xuseen Xaaji Warfaa & Anwar Maxamed Saalax, gaar ahaan Xuseen Xaaji Warfaa, oo ka mid ah odayaasha ugu caaqil san gobolka Qobolka Qoraxeey, Waxay bahda CakaaraNews uga tacsiyeenayaan dilka loo gaystay dhalinyaradaa oo xalay 7:00 fiidnimo ee wakhtiga Marykanka, lagu toogtay dukaan ay ku lahaayeen Minneapolis.

Waxaan kaloo tacsi taa la mid ah u diraynaa Dhamaan Jaaliyada Degaanka Soomaalida oo aad uga naxay geeridan foosha xun ee ku timid qoyska reer Xaaji Warfaa Magan [Magan - Dabagaab], wayna  tacsiyeynayaan meel ay joogaanba in uu samir iyo Iimaan ka siiyo dhimashada Mahad iyo Cabdifataax & Anwar Eebana geeyo janadii.

Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.