horyaalkaHarry Redknap Oo Sheegey In Aan Wax Gool Ah Aan Laga Dhalin Kooxdiisa Asbuucaan Hadana Laga Badiyey

altTababaraha kooxda Totanham Harry Redknap ayaa weerar toos ah waxa uu ku qaadey calan wadihii haayey ciyaartii isbuucaan kooxdiisa loogu awood sheegtey 2-1 balse sida ay muujisey kuceliska ciyaarta labada gool maba u qalmin in laga dhigo gool

Calanwaduhu ma uusan sameynin wax go aan ah  wuu iska qiyaasey waana qalad in aad wax iska qiyaasto  ayuu u sheegey Daily Mail tababare Harry Redknapp

Waxa uu rabay iney Chelsea badiso weyna badisey laakiin qalabka goal line Technology ayaa ku tusinayey in aysan wax goal ah naga dhalin Chelsea

Waxa uu naga qasaariyey 30M maxaan sameyn karnaa? waxa uu siiyey goal Joe Jordan iyo Clive Allen ayaa isku dayaayey in ay doodaan waan u sheegay in ay dhahayaan goal maxaa yeeeley dadka garoonka joogey ayaa ku qeylinaayey isagana qiyaas ayuu ku socdaa

Macalinka kooxda Tottenham ayaa sheegey in loo baahan yahay in garsoorayaashu  aysan ku dag degin go, aan qaadashada kulamada adag ee horyaalka

Maxaa kala Haysto Holland Vs Uruguay? Semi Final-ka Koobka Adduunka (Warbxin dheer ah)

Waxaa Caawa la Ciyaari doonaan marakle Kulma  ka tirsan Semi Finalka Koobka Adduunka o dhexmari doono Labada  Xul Ee Uruguay iyo Netherland.

Xulalkani ayaa matalaya Labada qaarad Ee Laatiin America iyo Europe, iyadoo xulka qura Ee kasoo haray Laatiin America ay noqatay Xulka Uruguay kadib markii ay harayn Libaaxyadii Reer Laatin sida Brazil iyo Argentina.

Kulankaani ayaa noqnaya xulkii soo baxa inuu ku fariisan doono kusriga Finalka Koobka Adduunka, waxayna Ciyaartaani xiisa gaar ah u leedahay taageerayaasha Labaad dhinac oo haatan durbadiba ku sii xarooday garoonka Ciyaartaani ka dhacayso Ee Green Point Stadium Ee Magaalada Cape Town.

Xulka Uruguay waxaa taariikh ugu filan inay hantaan Koobka aDduunka laba jeer, iyagoo markii ugu horaysay Koobka aDuunka martigaliye islam,arkaana hanta Sanadkii 1930,.waxayna markale  ku guulaystayn  Koobka adduunka sanadkii 1950 kadib marki ay Finalka afka ciida udarayn Xulka Brazil, isagoo sanadkani 2010  Querter Finalka Koobkaani uu si dirqi iyo nasiib uu kaga soo badiye Xulka Ghana.

Uruguay waxaa Caawa ka maqnaanaya Weeraryahaankeeda Qatarta ah Ee Luis Suarez oo Caalamdda cassaanka ah loo taagay Kulankii Ghana kadib marii uu badbaadiye Kubada dhalan rabta., halka Jorge Fucile uu kaga maqnaan doono Labo Jaalle.

Ciyaartoyda Dhaawacyada ugu maqan Xulka Uruguay waxaa ka mid ah Nicolas Lodeiro halka Captain Diego la filayo inuu wali dhaawac la tacaalayo.

Xulka Holland waxaa lagu xasuurtaa intuu uu socday Koobkaani inuu noqady Xulkii ugu horeeye Ee usoo horbaxa wareegga 16-aad, isagoo aan wali Koobka Aduunka hanan laakin waxuu soo maray waayo iyo taariikh uusan ilaabayn kadib markii uu Laba Jeer oo soo tiigsaday Finalaha Koobka Adduunka Sanadihii 1974 iyo 1978-dii waxaase labadaasi jeer rajadada kaga dheelay Xulalkii gurigooda lagu ciyaaraye Ee Argentina iyo Germany, waxuse ku caanbaxay Xulka Netherland kubbad wanaagsan iyagoo ku fashilma markii Rigoore la isla yimaada.

Kulankaani caawa waxaa shaki wayn la galiye Weeraryahaankooda qibradda leh Ee Van Persie dhaawac uu la tacaalayo, halka ay kulankaani seegi doonaan Gregory van der Wiel and Nigel de Jong..

Haddii aan dib ugu laabano Kulamdii Ee wada Ciyaareen Labadaani Xul ee Holland iyo Uruguay waxay Koobkaa Adduunka isku arkayn hal kulan markaasi oo Xulka Netherland adkaatay halka Kulamadii kale ay noqdayn kuwa ay ku kulmaan Ciyaaro Saaxiibtinimo iyo Kulamo ka tirsnaa Koobka Olympicada Adduunka..

Haddaba Aqriste Maxay kula tahay Kulankaani?, ka dhiibo Fakirkaada.

Ethiopians, Kenyans square off for Portugal Half Marathon title

ImageThe 2009 world and 2008 Olympic marathon bronze medalist Tsegaye Kebede, two Kenyans, defending men’s champion Silas Sang and the 2009 world marathon silver medalist Emmanuel Mutai, are the standout names contesting the men’s race at the 10th Vodafone Portugal Half Marathon which takes place this Sunday, IAAF said.

 

Ethiopia’s Wude Ayalew, the 2009 world 10,000m bronze medalist and Boston marathon champion Kenyan Salina Kosgei lead the women’s start list.

The Portugal Half Marathon is an IAAF gold label race.

A great day is expected with more than 15,000 people choosing to cross the new Tagus river bridge (Vasco da Gama Bridge) in a mass race, sharing the start line with some sensational runners, four of them who have run the half marathon in under one hour.

2008 winner Kenyan Silas Sang, 31, who has a personal best of 60:34 is returning to defend his title but faces a stiff challenge from two of the three medalists in the marathon at the recent world championships in Berlin.

Ethiopia’s Berlin bronze medalist Tsegaye Kebede (59:35 PB), along with the silver medalist, Emmanuel Mutai, from Kenya, who also fourth in the 2008 London Marathon, and was the winner in Lisbon (60:49 PB) in 2007 over the half marathon distance, will be Sang’s chief opponents.

But many more runners have a realistic chance of victory too, as Kenyans Evans Cheruiyot (59:05 PB), the 2007 world half marathon bronze medalist, and Charles Munyeki (59:44 PB), and Uganda’s Dickson Marwa (59:52 PB), each have personal bests under 60 minutes.

Spain’s Jose Manuel Martinez (62:36 PB), 8th in 2009 world championships marathon, Kenyans Francis Kosgei (61:37 PB), Elisha Birgen (61:20 PB), Alphonse Yatich (62:10) and Joel Kimurer (61:00); Uganda’s Nicholas Kiprono (60:25) are also in the line-up.

Portuguese internationals Rui Pedro Silva (62:36), and the 10th and 13th placed marathoners in the Berlin World champs respectively Luís Feiteira (64:01) and Fernando Silva (63:29), plus José Ramos (63:49) and Hermano Ferreira (63:22) are the best home runners.

The women’s field includes the surprising bronze medalist of the 10,000m at the Berlin world championship, the Ethiopian Wude Ayalew, who was also the 2008 winner of the famous race (15km) on New Year’s Eve, S. Silvestre, in Brazil.

She faces a strong field that includes Kenyans Salina Kosgei  (67:52 PB), the Boston marathon champion this year who was also the winner of Lisbon half marathon in 2006 and 2008, Magdaline Chemjor (69:39 PB) and Florence Barsosio (71:03 PB); Russian Olga Glok (69:58), and Ethiopians Aselefech Assefa (71:40 PB) and Berkinesh Shiferaw (71:19 PB).

Among the Portuguese runners there is new revelation Marisa Barros  (70:37 PB), 6th in the Berlin World Championship marathon, Dulce Felix (71:27 PB), Monica Rosa (73:09 PB) and Leonor Carneiro (73:05 PB)

Firehiwot Dado, Agnes Kiprop join Frankfurt Marathon field

The women’s field for the Commerzbank Frankfurt Marathon on October 25 has considerably grown in strength with the addition of the Kenya’s Agnes Kiprop and Ethiopia’s Firehiwot Dado, both winners of big spring marathons this year. While Kiprop took the Turin Marathon Firehiwot won in Rome.
The Commerzbank Frankfurt Marathon, which boosts a new title sponsor, is an IAAF Gold Label Road Race.

Regarding the depth of the elite field assembled so far the women’s race will have the best quality ever in the history of the event. And it is expected that there will be further additions to both the women’s and men’s event soon.

Firehiwot clocked a personal best in the Marathon this year as well. When she won the Rome Marathon in March she achieved a massive improvement from a previous personal best of 2:37:34 to a fine 2:27:08. She will also be aiming to further improve on the fast Frankfurt course. The 25-year-old has not raced since her surprise win in Rome and has fully concentrated on preparing well for her autumn Marathon.

Kiprop comes to the Commerzbank Frankfurt Marathon unbeaten this year. The 29-year-old Kenyan has won her two major races in 2009 and produced personal bests in both. First she took the Turin Marathon in spring with a fine 2:26:22 and five weeks before her race in Frankfurt she also won the Turin Half Marathon. There she ran 1:09:54.

Besides Kiprop and Firehiwot three more runners have been added to the women’s field: Irene Limika (Kenya), Shitaye Gemechu (Ethiopia) as well as Germany’s Luminita Zaituc.

Limika ran her marathon debut in Frankfurt in 2008 and had done well, finishing fourth in 2:28:31, still her personal best. This year she was second at the Nagano Marathon in 2:30:00. Shitaye is an experienced marathon runner, who improved her personal best by five seconds in 2008 when she placed fourth at the Paris Marathon with 2:26:10. This year she was fifth at the Tokyo Marathon. Luminita Zaituc is still the fourth fastest German woman marathoner ever. She clocked 2:26:01 when winning the Frankfurt Marathon in 2001.

Kenyans Rose Cheruiyot and Ruth Wanjiru had been signed earlier for the race. In 2008 the 33-year-old Cheruiyot was fourth in the Dubai Marathon with a personal best of 2:25:48. Later in the year she placed fourth again in Berlin. The 27-year-old Wanjiru was seventh in Osaka this year and has a personal best of 2:27:38.

At the 28th edition of Germany’s oldest city Marathon organizers expect a record entry of up to 13,000 runners. (IAAF)

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.