Falang Database driver not enabled

horyaalkaHarry Redknap Oo Sheegey In Aan Wax Gool Ah Aan Laga Dhalin Kooxdiisa Asbuucaan Hadana Laga Badiyey

altTababaraha kooxda Totanham Harry Redknap ayaa weerar toos ah waxa uu ku qaadey calan wadihii haayey ciyaartii isbuucaan kooxdiisa loogu awood sheegtey 2-1 balse sida ay muujisey kuceliska ciyaarta labada gool maba u qalmin in laga dhigo gool

Calanwaduhu ma uusan sameynin wax go aan ah  wuu iska qiyaasey waana qalad in aad wax iska qiyaasto  ayuu u sheegey Daily Mail tababare Harry Redknapp

Waxa uu rabay iney Chelsea badiso weyna badisey laakiin qalabka goal line Technology ayaa ku tusinayey in aysan wax goal ah naga dhalin Chelsea

Waxa uu naga qasaariyey 30M maxaan sameyn karnaa? waxa uu siiyey goal Joe Jordan iyo Clive Allen ayaa isku dayaayey in ay doodaan waan u sheegay in ay dhahayaan goal maxaa yeeeley dadka garoonka joogey ayaa ku qeylinaayey isagana qiyaas ayuu ku socdaa

Macalinka kooxda Tottenham ayaa sheegey in loo baahan yahay in garsoorayaashu  aysan ku dag degin go, aan qaadashada kulamada adag ee horyaalka

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews