Munaasabad loo Qabtay Ciyaartoyadii Olympicada Itoobiya oo ay Kamid Ahaayen Ciyaartoyga DDS oo Guulo lagu Amaanay Usoo Hoyay Deegaanka March 24, 2010

altAdis-Ababa (CakaaraNews) Warkan oo aanu khadka taleefanka ku waraysanay, Dr Cali Xasan Siciid oo dhanka cafimaadkooga ka caawinayay ciyaartoyada DDS ee uga qaybgalayay Tartankaa Ciyaaraha  Qaranka Itoobiya.


Munaasabadan casho sharafeedka ah oo loo qabtay dhalinyaradii ciyaaraha olompicada  Itoobiya ayaa kadhacday Hoolka Milliniumka A.A, munaasabadaas oo ay kasoo qayb galeen ciyaaryahanada 9 ka D/deegaan oo dhalinyarada wacdaraha ka muujiyay tartanadii kala duwanaa ee Sportiga ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha Itoobiya Girma Waldha Gorgis.

Waxaana ka hadlay munaasabadaas Wasiirada Sportiga iyo Dhalinyarada Fadaralka Itoobiya Marwo Aster Mamo,oo sheegtay in ay sii laba jibaarayaan dadaaladaas arimaha isboortiga lagu horumarinayo,waxayna umahad celisay raysal wasaaraha itoobiya Atoo Malaz Zenaawi.


Ugu danbayntiina waxay masuuliyiintii abaal marino siiyeen deegaanadii guulaha kala duwan ku gulaaystay oo uualt deegaankeenu ka mid yahay ayaa abaal gudyo loogu qaybiyay iyo loona soo jeediyay mahad celino balaadhan ciyaartoyadaa munaasabada loo qabtay iyo masuuliyiintii,tobabaradii ka qayb qaatay ama sida wanaagsan usoo ababulay, oo ay hogaaminaysay Ciyaartoyada kasocday Caasimada Adis-ababa.

Hadaba waxaa lafilayaa Ciyaartoyadii kasocday DDS in ay maalinta Axada soogadhaan magaalada jigjiga.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews