Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Jigjiga(Cakaaranews.com)Waxaa saaka kulan yeeshay shaqaalaha
xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDSka dawlada deegaanka
soomaalida. Shirkan oo uu Hogaaminayay kusimaha Xafiiska Mudane Cali Muuse wuxuu
sheegay in ujeedada shirkani ay ahayd hirgalinta barnaamijka
kulamaanaynta HIV/AIDSka ee xafiiska gudihiisa. Barnaamijkan oo ay aad
ugadoodeen shaqaaluhu waxay kulafagureen arimaha aykamidka
yihiin;waxyaabaha khatarta ah ee usahlikara in shaqaaluhu cudurka
sidhibyar kuqaado iyo daryeelka agoonta uu waalidkood cudurku
saameeyay. Ugu danbayntii waxay shaqaaluhu cod buuxa ku ansixiyeen in
mushaarkooda bilwalba lagajaro 1% laguna shubo akawnti gaar ah si loogu
isticmaalo barnaamijka kulamaanaynta xafiiska gudihiisa iyada oo lo
xilsaaray in uu fuliyo barnaamijkan mudane Afworki Adhefris laga bilaabo bisha Tahsaas.