Jigjiga (CakaaraNews) Waxaa Hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan lagu qabtay Wada tashi ay iska kaashadeen
Read more...
veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea

veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea
Jijiga(caakaaranews.com) waxaa jirta in Xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDSku uu daraasaad kusameeyay xuduudaha la iskagagudbo oo wajaale ay kamidtahay. Goobtan oo ah goob ay maalinwalba ka gudbaan 150 gaadhi dhinacwalba. Daraasaadkaas oo kusaabsanaa in xafiisku ogaado saamaynta ay xuduuduhu ku yeelan karaan faafitaanka HIV/AIDSka gaar ahaan darawaliinta iyo dumarka jidhkooda kaganacsada ee kunool goobahaas. Sida uu sheegay Mudane Maxamed Shariif ( agaasinka tababarada ee HAPCO) waxaa loo qaybiyay 10000 oo macluumaad daabacan ah ( leaflets) iyo 5000 oo koondham ah. Wuxuu intaa kudaray mudane maxamed shariif in wacyigalin iyo abaabul balaadhan xafiisku samayndoono isaga oo lakaashanaya dhalinyarta, culimaa'udiinka iyo qaybaha kaladuwan ee bulashada wajaale kunool.