Majaajiliistaha Caanka ah ee Elephant Man oo Xabsiga Loo Taxaabay

LAYAABKA DUNIDA JAMAICA(CakaaraNews):- Ninka caanka ka ah waqooyiga America ee dadka ka qoslisiya ee lagu Magacaabo Elephant Man ayaa xabsi loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in uu gabar xoogay. Haweeney 31 jir ah ayaa usoo dacwootay booliska taas oo sheegtay in uu xoogay ninka majaajilistaha ah ee Elephant Man xili dambe oo habeenkii sabtida aheyd,Booliska ayaa durba ku dhaqaaqay talaabo lagu soo xirayo ninkaan oo kasoo jeeda wadanka Jamaica. Ka dib ayaa ay Boolisku tageen Gurigiisa oo ku yaala Xaafada St. Andrew oo ka tirsan Magaalada Parish Gobbalka Grenada ee Wadanka Jamaica. Ninkan oo sidoo kale loo yaqaano "Willie Bounce" ayaa la filaya in uu asbuucan kasoo Dhex muuqan doono maxkamada, Elephant Man oo ah ninka dadka ushac tireeya ama ka qosliya ayaa sidoo kale ah nin looga dambeeyo farashaxanka gacanta,islamarkaana ah Film Sameeye. Dhanka kale Qareenka ninkan difaacaya oo lagu Magacaabo Mr Linda Wright ayaa usheegay AP in ay tahay eedeyntan lagu soo oogay Mr Elephant Man.mid aan waxba ka jirin oo la doonayo uun sidii hoos loogu dhigi lahaa Sumcadiisa.

Juan Mata David Gea Wuxuu Iga Hor Istaagay Fursad Dahab Ah. Iyo Rooney Waxaan Ka Badbaadnay Dufaan Ceebeed.

Cakaara Sport(Premier League).Ninka reer Spain ee Khadka Dhexe uga ciyaara kooxda Chelsea Juan Mata ayaa Mucjiso soo baxaysa ku micneeyay Ninka ay isku wadanka yihiin ee Goolhayaha u ah Kooxda Manchester United David Gea. Isagoo lahadlayay bogga kooxdiisa waxaa uu sheegay in laadkii xorta ahaa ee uu kabad badiyay David De Gea uu ahaa mid aysana cidnaa amnini Karin. "David De Gea waxaa uu iga bad baadiyay kubada dahab aheyd xaqiiqdii waxaan uqaatay gool laakin waxaa hor istaagay David De Gea waxey aheyd mid aanan ku farxin" Juan Mata ayaa sheegay in ay kooxdiisu iska qasaarisay fursad weyn oo ay xalay kaga adkaan kartay Man United. Dhanka kale tababare Ferguson ayaa amaanay xidiga Goolhayaha u Ah Kooxdiisa Man Utd ee mr ee David De Gea kaas oo usheegay in xalay uu kubado halistooda leh uu bad baadiyay ., Gool hayahan oo wayadan ay dhibaatooyin hareeyeen ayaa kulankii xalay ee Chelsea iyo Man United bad badiyay 3 kubadood oo goolal loo filan karay. Daafaca dhowan-galka ah ee kooxda Chelsea Gary Cahill ayaa ka walaacsan gool kulaadkii labaad ee laga dhaliyay kooxda Chelsea ee sababteeda uu lahaa Ivanovic. Xidigii hore ee kooxda Bolton ayaa raali galin udiray dhaman dadka uu dhiigoodu ku shaqeeyo kooxda Chelsea. "Waan ogahay in qaladkii dhacay uusan Ivanovic wax ku leeyahay waxaana eeda leh daafacyadeena oo dhan maxa yeelay waxaan ceshan weynay 3 gool oo aan la hormrnay" "Waan ka walaac sanahay in aan kulankeygii ugu horeeyey difaacyada Chelsea ay daciifnimo ku timaado" "Wuxuu isku dayay Ivanovic in uu kubada si tartiib ah uga dheereyo Welback laakin waa uu is tuuray horteeyda waxaana uu garsooruhu udhigay rigoore" "Aadbaan ula yaabay go,aanka uu qaatay Howard Webb waa gasoore Fantastic ah ayuu yiri Cahill. "Waxaan leeyahay dhamaantiin iga raali ahaada ayuu usheegay majalada Metro ee kasoo baxda UK. Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa sheegay in kooxdiisu ay soo martay saacado taariiqda in ay galaan ku sigtay markii ay Chelsea 3 gool kala hor martay. Isagoo markii ay ciyaartu dhamatay lahadlayay Tv-ga Sky Sports waxaa uu sheegay Rooney in ay muujiyeen xalay in ay yihiin koox udagalami karta horyaalka .Dhanka Kale Weyne Rooney ayaa Yidhi "Waxaan ka hortagnay Duufaan ceeb watay,inkastoo 2 dhibcood naga qasaareen. Weyn Rooney waxaan gaarnay heer xun oo nagula yeeshay 3 gool waxaan ku signay in ay dhacdo wax xun laakin waxaan ka hortagnay duufaan ceeb wadatay","Waxaa naga qaasaartay 2 dhibic midaas ma filaneyn laakin waxaa hubanti ah in ciyaartooyda Man City ay ku adkaan laheyd iney soo gudaan 3 gool oo lagu yeesho iyagoo guri islaameed jooga" "Waxaanu u ekayn koox isku xidhan ilaa dhamaadkii ciyaarta laakiin ma jeclayn in ay dhibic naga khasaarto isagoo la hadlayay Sky Sport"

Ethiopia’s biggest cement factory inaugurated

Addis-ababa(CakaraNews).Derba MIDROC Cement Plc, Ethiopia’s biggest cement factory was inaugurated on Sunday in the presence of Prime Miniter Meles Zenawi and other invited guests in a groundbreaking ceremony held on the premises of the factory. MIDROC Ethiopia Group, a company owned by Ethiopian-born Saudi billionaire, Sheik Mohammed Hussein al-Amoudi, built the 351 million dollar plant. The factory located about 70km northwest of the capital, Addis Ababa, would produce 8,000 metric tons of cement daily. Prime Minister Meles Zenawi on the occasion said the plant would contribute a lot to the ongoing development of Ethiopia’s industry sector. It would also help meet the increasing demand for cement in the country to construction sector, he said. The plant will raise the country’s annual cement production capacity to over 9 million tons. Sheik Mohammed Hussein al-Amoudi, who is currently one of the biggest investors in the Horn of Africa, for his part said MIDROC would continue to contribute share to the national endeavor towards development. In this regard MIDROC has set plan to build gypsum and marble factories in the coming ten years at a cost of 100 billion Birr, he said. Ethiopia plans to boost output by 10-fold by mid-2015 to 27 million tons, according to the government. DMC would add 2.5 million tons of cement per year to the existing cement production capacity, while expansions projects to Mosobo Building Materials Production Plc and state-owned Mugher Cement Enterprise would put in another 1 million. DMC, built by China National Building Materials Co., may earn more than 2 billion Birr (115.9 million dollars) annually, project manager, Tadesse Kebede said. “If everything goes well, it will be a cash cow,” he said. MIDROC Ethiopia Group invested 100 million dollars in the operation, with European Investment Bank, African Development Bank, International Finance Corp. and Development Bank of Ethiopia providing the rest of the funds. The project was delayed for “almost one year” because obtaining the loans took longer than expected, Tadesse said. “To work with multilateral banks is very difficult,” he said.

Ugaas Maxamed Duulane oo Ay Maamulka Magaalada Qabridahar Ku Soo Oogeen Dacwad Dhul-Hanti Dawladeed oo uu Gacanta ku Hayay,Kana Dhago Adaygay Ku Celinta Gacanta Dawlada.

Qabridahar(CakaaraNews).Sida aynu wada ogsoonahay Waxaa Dhawaan la Ansaxiyay 3 Ismaamul Magaalo oo Qayb ka ah Horumarka Xawliga ah ee Dalku Hiigsanayo,taasoo loogu Talo Galay Miisaaniyad Xad dhaaf ah. Magaalada Qabridahar ayaa ka Mid ah 3da Ismaamul Magaalo,islamarkaana Gudagashay sidii ay u Hirgalin Lahayd Balaadhinta Bilicda Magaalada Qabridahar,inkastoo ay Cusbaayeen Qaab-dhismeedkeedu Hadana Waxay Shaqada ku sii bilaabeen Meelo ay sii kiraysteen iyo iyagoo Dulsaar ku noqday Xafiisyadii Maamulka ee sii jiray. Hadaba Maamulka Magaalada Qabri Dahar Ayaa Door Biday in uu Taabo Galiyo Ujeedooyinkii loo aasaasay oo ahayd Balaadhinta Dhismayaasha Horumarineed ee Bilicda Magaalada Qabri Dahar,islamarkaana Bilaabeen Mashaariicda Dhismayaasha Xafiisyada uu yeelan doono qaabdhismeedka dawladeed ee maamulka magaalada qabridahar,walow bislaansho la'aanta shacabkeenu ay mararka qaarkood caqabadba ku noqonayso taabo galinta horumarka anfici lahaa shacabka,sida ugaas maxamed duulane oo dhul ay dawladu lahayd oo gacanta uu ku hayay laga furfuri kari waayay. Sidoo kale maamulka magaalada qabridahar ayaa si waafaqsan xeerkii iyo hab-dhasqameedkii ula xidhiidhay ugaas maxamed duulane waydiiyayna in uu maamu8lka magaalada qabridahar si xushmad leh ugu soo wareejiyo dhulka iyo hantida dawladeed ee uu gacanta ku hayay,walow uu ugaas duulane ka dhego adaygay in uu si xushmad leh u wareejiyo dhulka si looga hirgaliyo mashaariic horumarineed. Nidaamka lahaansha dhulka iyo Xeerarka Dawladeedba ayaanba ka dhaadhacsanayn Shacabkeena,waana Mida sababtay in ay Xukuumadu isugu yeedho Shirka Odoyaal dhaqameedka Deegaanka ee ka socda Wakhti Xaadirkan Hoolka Shirarka ee (SMCX),taasoo laga soo saari doono xeer nidaamyo ku wajahan,Nidaamka Lahaansha Dhulka Dhanka kale ka Dib Markii uu Dheg Jalaq u siin waayay Ugaas Maxamed Duulane Codsiyadii ku salaysnaa Maamuuskii Dhaqameed ee ay Maamulka Magaalada Qabridahar kaga codsanayeen in uu Gacanta Dawlada ku soo celiyo Dhulkii iyo Hantidii Dawladeed ee uu Gacanta ku hayay,ayaa ay Maamulka Magaalada Qabri Dahar u Qoreen Warqad Dacwo ah oo Lid ku Ah Ugaas Maxamed Duulane Nuxurkeeduna Ahaa ku tagri Falid iyo Dhac hanti Dawladeed,islamarkaana loo taxaabay Xabsiga Magaalada Qabri Dahar. Horumarka,Balaadhinta iyo Qurxinta Bilicda Magaalada Qabri dahar ayaa ay xukuumadu u Qoondaysay Miisaaniyad aad u fara badan,iyadoona Master-plankii Magaalada Qabri dahar 100% la Dhamaystiray. Isku soo wada Duuboo Maadaama Gal Danbiyeedka lagu soo oogay Maxamed Duulane uu Madani yahay ee uunan ahayn Ciqaab(Criminal) ayaa laga yaabaa in ay Maxkamadu ka sii dayso Xabsiga ugaas Maxame Duulane,siisana Wakhti uu ku soo celiyo Hantida Dawlada Gacanta Dawladana ku Celiyo dhulkuu Gacanta ku hayo,si looga Dhiso Xafiisyada Maamulka Magaalada Qabri Dahar oo Bilic u yeeli doona Magaalada Qabridahar

More Articles...

  1. Madaxweynaha DDSI Ayaa Tacsi U Diray Qoysaskii iyo Eheladii Ay ka Geeriyoodeen 2bo Marxuum oo Si Gaadmo Ah loogu Dilay Magaalada Gaarisa.
  2. Xaflad Lagu Caleemo Saarayay Garaadka Absame iyo Adeerkood ayaa Si aan la Qiyaasi Karin uga Dhacday Maanta Magaalada Birqod.
  3. Madaxweynaha oo Maanta Magaalada Jigjiga ku Qabtay Shirar Goos Goos ahaa iyo Dhambaal uu u Diray Caleemo Saarkii Garaadka Absame iyo Adeerkood.
  4. Haweeneey Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Bangkok iyadoo Timaheeda Ku Soo Xasaysay 1.5kg oo ah Daroogada Halista Ah ee Loo Yaqaan(Cocaine).
  5. Dalka Zambia Iyo Ivory Coast Oo Usoo Gudbay Semifinalka Koobka Qaramada Qaarada Afrika 2012ka
  6. 1486th birthday of Prophet Mohammed celebrated in Grand Anwar Mosque
  7. Dhamaan Kooxaha Horyaalka Ingiriiska Oo Bishan Janaayo Ku Adeegtay Lacag Ka Yar Tii Torres Iyo Carrol Laga Bixiyay Sanadkii Hore
  8. Caleemo Saarkii Garaadka Absame iyo Adeerkood oo Berito Ka Dhici Doona Degmada Birqod Iyo Shacab iyo Baabuur Tiro Badan oo Buux Dhaafiyay Birqod.
  9. Hailemariam holds talks with US Assistant Secretary of State
  10. Madaxweynaha DDSI oo Ugu Tahniyadeeyay Xuska Mawliidka Dhalashadii Nabigeena(Scw)Naxariisi Korkiisa ha Ahaatee Guud Ahaan Dunida Muslinka Gaar Ahaana Muslimiinta Itoobiya.
  11. Dhamaan Masuuliyiinta iyo Hawl-Wadeenada Shabakada Cakaaranews Ayaa Si Kal iyo Laaba Ugu Hambalyaynaysa Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda UK
  12. Tababar Ku Saabsanaa Sidii loo sii dardargalin lahaa waxqabadka 6da bilood ee sanadka ka hadhay.
  13. Jaaliyadda Birmingham Ee UK oo Wacyo-galin Balaadhan ka Wada Cariga Ingiriiska Kuna Saabsan Iibsiga Saamiyada iyo Taageerida DDSI.
  14. MDR-TB diagnostic labs, treatment centers to be expanded to regional towns
  15. Safiirada Dalalka USA,UK,Senataro Ka Socday Labada Dal iyo Wafti uu Hogaaminayay Madaxweynaha DDSI oo Maanta Kulan Balaadhan Ku Yeeshay Magaalada Higlaleey.
  16. Ardaygii Hore Ee Macalin Ferguson Oo Shaatiga Ka Siibay Manchester City Iyo Chelsea Oo Sii Liicaya
  17. Degmada Daratoole oo Lagu Qabtay Shir Dardargalinta Arimaha Horumarka Iyo Nabadgalyada Ah.
  18. Standing Committee probes six-month performance of ERA
  19. Bishaaro Dadweynoow Durba Daalaco Frequenciga Cusub ee Telefishanka Caalamiga ah ee ESTV
  20. Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Madaxweyne Ku Xigeenka Ahna Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka DDSI,Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Godey.
  21. Meles confers with Comorian President
  22. Ma Sirinsirqoobeen Hadhaaga Tirada Yar ee UBO,Ciidamada Geesiyiinta Liyuu-Police oo Gacanta Ku Dhigay Maxamuud Dalab(Godane) iyo 4 Kale oo UBO ah.
  23. Ghana Oo Qarka U Saaran Usoo Bixitaanka Wareega 2aad Markii Ay Tumeen Mali Iyo Qaranada Soo Baxay
  24. Waxbarashada iyo Nidaamka Baris Barasho ee Degmada Xamaro oo Kor u soo Kacday.
  25. 11th General Assembly of OAFLA holds in Addis Ababa
  26. Madaxweynaha DDSI oo Ka Hadlay Ka Qaybgalka Bulshada Iyo Doorka Qurbajoogta ee Dhinaca Horumarka.
  27. Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Abaabuley oo Kusaabsaneyd Sanadguuradii SEDYO ayaa Caawa oo Sabti ah Ka Dhacday Hoolka Shirarka ee Safari(Minneapolis).
  28. Budhcadkii waynaa ee Shugri Jaamac oo indhaha loogushiday aaga sanxofayle iyo toondifalay.
  29. Caleemo Saarka Garaadka Beesha Absame oo Ka Dhici Doona Degmada Birqod February 5 2012.
  30. PM Meles: African Economic Forum opportunity for continent to sell investment options
  31. Waa in Laga Gudbo,Danaysiga,Eexda,Musuqa,Qabyaalada iyo Lunsiga Raashinka -Gargaarka,Waxay Ka Mid ahaayeen Dardaarankii uu ku Sagootiyay Madaxweynuhu Dhamaanba Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka.
  32. 20th Ordinary Session of Executive Council of AU opens
  33. Madaxweynaha DDSI oo Ku Soo Laabtay Magaalada Jigjiga,Ka Dib Markii uu Hawl-shaqo oo Sal Balaadhan uu Ugu Maqnaa Addis-ababa.
  34. BISHAARO Qaybtii 1 aad ee UBO-QUUSIS oo Caawa warka dabadii kabixi doona telefishinka Caalamiga ah ee ESTV & Cakaara TV.
  35. Hailemariam holds talks with Luxembourgian, Japanese, New Zealander officials
  36. Qiimayntii Waxqabadka 6dii Bilood ee La soo Dhaafay oo Weli Sii Socota iyo Xafiisyada Mashruucyada Pcdp iyo Dibudejinta oo Si Gaara Loo Qiimeeyay Maanta.
  37. Xarunta Dhexe ee XDSHSI oo maanta Ku Soo Bandhigay Qiimayntii Lagu Sameeyay Qaab-Dhismeedyada Heer-Gobol iyo Heer-Degmo iyo Xubno Xilkii Laga Xayuubiyay.
  38. Implausible denials by Eritrea: Statement issued by Ethiopia’s Ministry of Foreign Affairs
  39. Ururka dhalinyarada somalida ethiopia sedyo Minneapolis oo sanadguradii 1aad ee ururka kuqabanaya Magaalada Minneapolis.
  40. Golaha Capinetka DDSI oo Maanta Ansaxiyay Go,aan laga Soo Gudbiyay Shir ka Dhacay Shalay Xarunta dhexe ee XDSHSI,Nuxurkiisuna ahaa Talaabo Ka Qaadida Qaar Ka Mida Capinetka.
  41. Drogba Iyo Manucho Oo Min 3 Dhibcood U Xalaaleeyay Dalalkooda Ivory Coast Iyo Angola Ciyaaraha Qaramada Afrika 2012.
  42. Madaxweyne Ku Xigeenka DDSI oo Maanta u Furay Tababar Socon Doona 5 Cisho Dhamaanba Masuuliyiinta Heer Degmo iyo Heer Gobol.
  43. AU to build permanent Memorial for victims of human rights violations in Africa
  44. Madaxweyne Kuxigeenka DDSI oo Xadhiga ka Jaray Wado Dhererkeedu Dhan Yahay 0.2km oo Dhagaxa Qoran ah(Cobble-Stone).
  45. Sixth ordinary session of PAP concludes after adopting various resolutions
  46. 15 budhcada UBo ah oo indhaha looshiday iyo Budhcadkii waynaa ee Dhoonbe Xirsi Allaale oo gacanta lagu hayo.
  47. Ogeysiis: Shir lagu soo bandhigayo Saamiyada Biyaxidheenka Abaay oo ka dhacaya Conpenhegan‏
  48. Madaxweyna oo Maanta u Furay Tababar Socon Doona 3 Cisho 220 Ka Mida Xildhibaanada Degmooyinka 4 Gobol.
  49. Government of Ethiopia expresses deep condolence to families of tourists killed, warns Eritrea
  50. Xuska 14aad ee Xoolodhaqatada Heer Deegaan Oo Lagu Xusay Maanta Magaalada Dh/buur.
  51. Taageerayaasha Real Oo Qaraw Ka Qaada Kulamada Barcelona Iyo Guul Darooyinkii Oo Kusii Badanaya
  52. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka 6dii Bilood ee la Soo Dhaafay oo Wali halkiisiisii Ka sii Socda.
  53. Number of people in need of aid in Ethiopia dropped by 29%: Ministry
  54. Wargalin Bulshada Ku Dhaqan Qurbaha kuna saabsan Qaabka iibsiga Saamiga Biya xidheenka wayn ee Ethiopia‏.
  55. Sheekh Dawaaf Sheekh Cumar Abiib oo Ka Digay Dibindaabyada Ay Maleegayaan Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab oo Huwan Shaadhka Reer Fiqi Cumar.
  56. South Sudan asks Meles to play a major role in solving problems between the two Sudans
  57. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka 6dii Bilood ee Tagay ooLa Gudagalay Maalintiisii 2aad iyo Hoolka Shirar ee (SMCX).
  58. Galinkii Danbe Ayaa La Guda Galay Dhagaysiga Warbixinta Waxqabadka 6dii Bilood ee la Soo Dhaafay ee Dhamaanba Qaab-dhismeedyada Dawlada.
  59. Ethiopian Airlines rejects Lebanese report that blames the pilot for ET 409 crash
  60. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka 6dii Bilood ee Dhamaan Qaab-dhismeedka DDSI oo Saaka Si Rasmi ah uga Furmay Hoolka Shirarka(SMCX).
  61. Interparliamentary Assembly on Orthodoxy delegation holds talks with House Speaker
  62. Tahniyada Arooska Fanaanka Da’da Yar ee Cali Bashiir (Cali-dhaanto) iyo Marwo Xamda oo Si Heer Sare ah Loogu Qabtay M.Jigjiga.
  63. Gurmadka Talaalka Xoolaha Degmooyinka Dh/buur iyo Birqod oo La Soo Gabagabeeyay
  64. Mass media urged to disseminate correct info on Urban Land Lease Holding Proclamation
  65. Waxqabadka Xafiiska Horumarinta Jidadka Miyiga iyo Magaalooyinka DDSI‏
  66. Afar nin oo alshabaab ah kuna socday inay afduubaan hayadaha samafalka ee gaashaamo oo gacanta lagu dhigay.
  67. Shirkii Golaha Capinetka Dawlada DDSI oo Maanta Lagu Ansaxiyay Isku Bedelka iyo Magacaabida 4 Wasiir-Wasaaradood
  68. Madaxweynaha DDSI oo Galinkii Danbe Shir Xasaasi ah Ugu Qabtay Hoolka Shirarka ee TTC Dhamaanba Madaxda Xafiisyada iyo Gudiyada Maaraynta(Mngt Committe)
  69. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta u duulay Caasimada Addis Ababa si uu ulasookulmo Dhamaan Wasaaradaha kaabayaasha dhaqaalah ee fadaraalka.
  70. Gobolada Qoraxay, Wardheer, Dhagaxbuur iyo Socdaalkii UBO-QUUSIS (FAALO)
  71. Documentry Filinkii Socdaalkii UBO-QUUSIS oo todobaad gudihii lagusoo bandhigayo iyo wareegii sadexaad ee socdaalka oo loodiyaargaroobayo.
  72. Hogaaminta Sar Sare ee Ururka Sewd Foundation oo Casho Sharaf Ku Qabsaday Hotel Hilton(Minneapolis)
  73. Ururka Dhalinyara ee Sedyo Oo Bogaadiyay Socdaalkii M/weynaha
  74. Maamulka: Dib u habaynta shabakada
  75. Shir aad u balaadhan oo uu madaxwaynuhu layeeshay shacabka D/Araarso Iyo waftigii oo soogaadhay Jigjiga maalmo kadibna udiyaar garoobaya wareegii 3 aad ee socdaalkan.
  76. Luis Suarez Ayaa La Dul Dhigay Ganaax Culus Markii Lagu Helay Cunsuriyad Uu Kula Kacay Patrice Evra.
  77. 5 Ceel-Biyood oo Ay Shirkada Qodida Ceelasha Rabaax Ka Qoday Degmada Faafan oo Xadhiga Laga Jaray.
  78. Two Koreas 'at a turning point' says South president
  79. Socdaalkii UBO-QUUSIS oo halkiisii kasii socda iyo waftigii madaxwaynaha oo kusugan GABOGABO
  80. Jamacada Jigjiga Ayaa Soo Bandhigtay Daraasaad Qabyo ah oo Ay Ku Samaysay Asbaabaha Kalifa In Gabdhuhu Waxbarashada Dhexda Ku Joojiyaan.
  81. Tababar ku Saabsan Miisaamida Adeeg-Bixinta(Blanced Scord Card) ee Xafiisyada DDSI ee Laga Dhaqan Galiyay Barnaamijka Bprka Ayaa Loo Qabtay Madaxda Xafiisyada Xukuumadda.
  82. Sanad guuradii 1 aad ee dugsiga hoyga caruurta ay uBO waalid tirtay oo si heer sare ah looxusay.
  83. Bishaaro Dhamaan qurbajoogta udhalatay deegaanka iyo shacabkaba waxaa loogu bishaaraynayaa Documentry Film aad uqiimo badan Socdaalka UBO-QUUSIS (gunagado)
  84. (GUNAGADO) MADAXWAYNAHA OO SHIR BALAADHAN KU QABTAY DEGMADA GUNAGADO.
  85. Shirwaynihii Ururka Nabada Qaatay ee ONLF oo Si Rasmi ah Uga Qabsoomay Magaalada Jigjiga.
  86. Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo Habeenkii Xalay ahaa paltka kasoo galay Degmada Gunagado iyo Qurbajoogta G/Dh/buur oo nasoo gaadhsiiyay emailo aad u badan oo taageero ah.
  87. Socdaakii M/waynaha oo Saaka ka anbabaxay Tuulada Gosolaley Ilaa Bulaale, iyo Gunagado
  88. a
  89. Shirwaynihii Ururka Nabada Qaatay ee ONLF oo Si Rasmi ah Uga Qabsoomay Magaalada Jigjiga.
  90. Casriyeynta Isticmaalka Milixda God Cusbo iyo Xafiiska Caafimaadka DDSI oo Shaaciyay Ku Darida Milixda Ayo-dhiin.
  91. Suuqa Xoolaha Lagu Kala Iibsado ee Magaalada Garbo oo Sare u Kacay
  92. Socdaalkii Madaxwaynaha oo halkiisii kasiisocda Galabta Kormeer kumaray Gosolalay.
  93. Cimrigaagoo Raagay Geel Dhalayna Waa Ku Tusaa(Maxaad Ka Taqaan Diinta UBO ee Tubeeciya? Ma-Dhalays Cadaani uu Wiil Maqaar-Saar Ah Ugu Dhashay Talo-Bixin iyo Taf-Wareen uu Ka Helay Diinta Tubeeciya.
  94. Habka Barida Iyo Wacyi-galinta Bulshada ee bixinta Canshuuraadka Dawladda.
  95. Silent cry team oo maanta shaaciyay inuu gabogabo yahay filin cusub oo ay ugu magacdareen FREEDOM OF PEACE
  96. Madaxweynaha DDSI oo Ku Sugan Degmada Birqod Si uu Xadhiga uga Jaro 40 Ceel-biyood oo laga Qodayo Birqod.
  97. 2dii Journalist ee Dalka Sweden ayaa ay Maxkamada Federaalku ku Xukuntay Maanta Midkiiba 11 sano oo Xadhig ah.
  98. Qurbajoogtii Deegaanka ee Ka Soo Jeeday Gobolka Shiniile oo Maanta Booqday Dugsiga Hooyga Agoonta,Jaamacadda Jigjiga iyo Referal Hospitalka.
  99. Qiimayn u Socotay 2Maalmood Gudiga Fulinta ee XDSHSI oo Go'aamo Ka Soo Baxeen iyo DR Suldaan Wali oo Lugaha Isugu Duwday Xafiiska Cilmi Baadhista.
  100. OGAYSIIS.

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.