Falang Database driver not enabled

Manchester United oo wada hadalo heshiis kordhin ah la yeelatay Nani

Cakaara(Sport).Kooxda Manchester United ayaa diyaar u ah in ay heshiis cusub la saxiixato xidiga khadka dhexe ee wadanka Portugal Luis Nani,Laacibkaan ayaa wada hadal heshiis kordhin ah manta la fyeeshay kooxdiisa waxaana ay United usoo bandhigtay heshiis cusub oo 4 sano ah . Xidigaan ayaa heshiiskaan cusub ee lala galayo ayaa sare loogu qaadi doonaa mushaarkiisa,isagoo hada uu Old Traford ka qaaato todobaadkii lacag dhan £90,000 waxaana hadii uu heshiiskaan saxiixo uu todobaadkii qaadan doonaa aduun dhan £130,000. Dhanka kale Tababare Sir Alex Ferguson ayaa ahmiyad gaara siinaya heshiiska 24 jirkaan oo waayadan noqday mid kamid ah tiirarka kooxda Manchester United. Nani ayaa Man United ku soo biiray 2007-dii waxaana ay United kasoo qaadatay kooxda Sporting Lisbon iyadoo ku soo iibsatay aduun lacageed oo dhan £18milion

Wasiirad amartay in xabsiga laga sii daayo nin sheegay in uu iyada jecelyahay

PARIS(CakaaraNews). Wasiirad Fransiis ah ayaa waxaa ay amartay in lasii daayo nin sheegay in uu iyada jecel yahay oo ay dhowaan ciidanka dalka faransiisku xireen . Ciidanka Amaanka ee France ayaa xiray dhowaan nin bogga Fecebook-ga ku qoray in ay aad uqurux badan tahay wasiirada caafimaadka dalka faransiiska ee lagu magacaabo Nora Berra. Ninkan oo magaciisa lagu soo koobay Joy waxaa uu sheegay in uu markasta dawado sawirada wasiiradan uuna ka helay,Laakin waxaa durba ninkaan gacanta ku soo dhigay ciidanka nabad galyada waxaana lagu heystay ereydiisa oo loo arkay kuwo aflagaado ah oo uu wax ugu dhimayo sharafta wasiirada. Laakin mid kamida xogheynta wasiirada oo ninkan ku booqday xabsiga ayuu usheegay wasiirada in uu yahay ruux iyada aad ujecel uuna wax walba usameyay jaceyl uu iyada u qabo . Dhanka kale shabakada wararka ee France 24 ayaa soo warisay in wasiiradu ay codsatay in lasii daayo ninkaas sheegay in uu iyada jaceyl yahay markii ay arintiisa kawar heshay. Ninkan oo 27 jir ah ayaa dib uhelay xoriyadiisa inkastooynan aaney wasiiradu bixin tafaasil intaa dheer.

Addis Ababa, Khartoum sign Annual Action Plan

Addis-Ababa(CakaraNews).Addis Ababa and Khartoum on Tuesday signed Annual Action Plan to further strengthen sister city partnership. Mayor's Office and Cabinet Affairs Head with the Addis Ababa City Administration, Motuma Mekasa and Minister of Planning and Physical Development of Khartoum State, Al-Rasheed Osman Faqiri signed the action plan, which will be implemented until November 2012. The two parties agreed to further strengthen Ethio-Sudan relations, enhance people-to people ties, promote culture and tourism, scale up cooperation of industry and trade councils as well as exchange experiences. Addis Ababa and Khartoum had signed a Memorandum of Understanding to establish sister city partnership on December 25, 2010. External Relations Head with the Mayor's Office, Almaz Mekonnen told journalists that trade fairs will be organized in Addis Ababa and Khartoum in connection with the 125th founding anniversary of Addis Ababa as part of implementation of the action plan. Almaz said a cultural group from Khartoum will also stage cultural performance in Addis Ababa in connection with the anniversary, she said. The relations in the political, economic and social affairs between the two sister cities will help to further strengthen people-to people relations. Al-Rasheed Osman Faqiri for his part expressed readiness of Khartoum to share experiences with Addis Ababa with a view to creating strong people-to people relations between the two sister cities. The Minister said Khartoum is desirous to draw experiences from Addis Ababa in housing development, decentralized administration and chambers of commerce. During its stay in Addis, the five-member Sudanese delegation led by Al-Rasheed Osman Faqiri would visit condominium houses, road projects, micro and small-scale enterprises as well as historical sites.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DDSI oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad oo Laga Dhisay Tuulada Fardo(Qabribayax).

Fardo(Qabribayax-CakaaraNews).Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DDSI Mudane Xabiib Muxumed Yuusuf ayaa Xadhiga ka jaray Xarun Caafimaad oo laga Dhisay Tuulada Fardo oo Hoos tagta Maamulka Degmada Qabribayax,waana Qayb ka mida Qorshayaasha Horumarineed ee Xukuumadda DDSI. Xaruntan Cusub ayaa loogu talo galay in looga faaiideeyo Bulshada ku dhaqan Deegaanka Fardo iyo nawaaxigeeda,taasoo loo dhamaystiray Dhamaanba Adeegyadii ka qayb qaadan lahaa Adeeg-bixinta Xarunta Caafimaadka Fardo,sida Dhakhaatiirtii,Kalkaaliyayaashii Caafimaad,Qalabkii iyo Miisaaniyadiiba. Mudane Xabiib Muxumed Yuusuf ayaa kula dardaarmay Shacabka Fardo iyo Maamulka Degmada Qabribayaxba in ay si haboon uga faaiidaystaan Adeegbixinta Caafimaad ee xaruntan cusub,islamarkaana ilaashadaan Qalabka iyo Dhismahaba,isagoona u balanqaaday in hadba baahiyahooda ku aadan Adeeg-bixinta Xarunta Caafimaadka Fardo in ay si deg deg ah wax uga qaban doonaan. Isku soo wada duuboo waa daliil lagu garwaaqsan karo dadaalka xukuumada ugu jirto guud ahaan Shacabka DDSI meel kasta oo ay degan yihiinba in lagu gaadhsiiyo Adeegyada Aasaasiga ah iyo kaabayaasha dhaqaalaba,si loo Suurto galiyo Bulsho Degan oo Beeraleey-Xoolodhaqato ah.

More Articles...

  1. .Ciyaartoyga Ay Walaalaha Yihiin Samuel Eto’o Maxaa Looga Cayriyay Kooxdii uu u Ciyaari Jiray ee Dalka Austria?
  2. Xaflada Sanadguurada Hay’adda SAAD ee 2011 oo Jigjiga Si heer Sare ah uga Dhacday (Sawiro)
  3. Nation commemorates 75th Martyrs’ Day
  4. 17 Mashruuc oo loogu talo galay Ka Faaiideysiga Xoolo-Dhaqato- Beeralayda Degmada Dollo-ado,oo ay Dhiseen Mashruuca PCDP ayaa Xadhiga Laga Jaray
  5. AU leaders hold talks on various issues of the continent in Benin
  6. Tababar Kor loogu Soo Qaadayay Xirfadda iyo Kartida Aqooneed ee Shaqaalaha Xisaabaadka XaFiisyada Dakhliga Iyo Maaliyada Degmada Qabridahar oo Soo Gabagaboobay.
  7. Falaadhi Gilgilasho kaagama fuqdo,maxaa ka soo cusbaanaday Dilkii C/qaadir Foolow(Gunagado).
  8. Shir Laga Wada Hadlayay Talaalka Cudurka Dabaysha Caruurta DDSI oo uu Madaxweyne Ku Xigeenka DDSI Ahna Wasiirka Madaxtooyadu uu Ka Qayb Galay Saaka.
  9. 9th African Fine Coffee Conference, Exhibition opens in Ethiopia
  10. Maxkamada Florida oo Markii Ugu Horaysay Qaadaysa Dacwad Jacayl.
  11. Manchester United oo Mar Kale Mexciko Ka Soo Wadata Xidig Da’ Yar
  12. Barnaamij ay Ku Baxayso Lacag Ka Badan 13 Milyan oo Dollar oo ay Wadajir u fulinayaan Hay'adaha UN ayaa 10 Degmo loo Xushay
  13. Foreign direct investment flow to Ethiopia growing
  14. Golaha Capinetka DDSI oo Kalfadhi uu yeeshay Galabta ku Ansaxiyay Qodobo Doora.
  15. Ethiopians, Ethiopian origins living in Netherlands purchase saving bonds worth 200,000 Euros
  16. Maxaad ka Taqaan Ragga ugu Khiyaanada Badan Aduunka?
  17. War Deg Deg ah oo Naga Soo Gaadhay Taliska Ciidanka Liyuupolie ee Fadhigiisu Yahay Gunagado iyo Shiftay Cabdi Ciwal oo Indhaha Loo Shiday.
  18. Halgan Ku Sheegii Ina Cumar Dacay oo Isugu Soo Biyo shubtay Mindi uus Ku Jabtay, Waa loo Aaray Dilkii C/qaadir Guleed(Foolow )iyo 7 UBO ah oo lagu ag Xabaalay
  19. Laan Cusub oo ah Bankiga Horumarinta Dhaqaalaha iyo Dhismayaasha oo uu Xadhiga Ka Jaray Mayorka Magaalada Jigjiga.
  20. Maxaad Ka Taqaan Haweenka ugu Khiyaamada Badan Adduunka?
  21. EPRDF reviews six-month activities undertaken in rural and urban areas
  22. Deegaanka Soomaalida oo Noqday Deegaanka Kaliya ee Samaystay Qorshaha Kobaca Dhaqaale ee 5ta Sano(GTP)
  23. Ogaysiis:Jagooyin ka Banaan Shabakada CakaaraNews oo Qaadanaysa Shaqaale.
  24. Ethiopian wins Gold in African Airline of the Year Award
  25. Gabadh Dhalatay Iyadoon Haba Yaraatee Wax Kalli ah Lahayn
  26. EPRDF Executive Committee to hold regular meeting on Sunday
  27. Magaalada Gosolaleey oo Ceel Biyood Laga Qodi Doono.
  28. Ururka Ardayda SESAM oo hambalyo u soo diray Garaadka Guud ee Beesha Absame iyo Adeerkood
  29. Orodyahan Reer Kenya oo Lug Laga Jaray
  30. ETV’s Arabsat broadcast resumes
  31. M-waynaha DDS ayaa Tababar uga furay Hogaaminta Sare ee DDSI Hoolka Shirka Xaf/Arim/Hawenka, Dh-yarada & Caruurta‏
  32. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka DDSI iyo Ku Xigeenka Xafiiska Maaliyada oo Maanta Qado-sharaf ugu Sameeyay Hotel Bade Waftiga Qurbajoogta Qoraxeey.
  33. Barcelona Oo Ku Guuleysatey Abaal Marinta Kooxda Sanadka 2012 Ee "the Laureus World Team Of The Year"
  34. Madaxweynaha DDSI oo Manta Xafiiskiisa Si Heer Sare ah ugu Qaabilay Qurbajoogta Gobolka Qoraxeey.
  35. Baaq iyo hambalyo-Taageereed oo ay u Soo Direen ururka Dhalinyarada SEDYO Caleemosaarka Garaadka Beesha Absame iyo Adeerkood.
  36. War Deg Deg Ah Meelo ka Mida Badhtamaha Magaalada Jigjiga oo Dab ka Yimid Dhanka Laydhka(Electric) uu Qabsaday(Nimco Walba Nusqaan Lehe).
  37. Meles: Newly endorsed land lease proclamation benefits public, investors
  38. Shirkii Saamiyada Biya xidheenka Ethiopia oo siwanaagsan ku dhamaadey(+SAWIRO)‏
  39. Gibe III Hydropower Project completed over half
  40. JAALIYADA DDS EE BOQORTOOYADA INGIRIISKA OO GUDIDEEDA FULINTU DOORTEEN GUDIGA HAWL-WADEENADA EE JAALIYADA
  41. Shirkii Odoyaasha Dhaqanka iyo Culumaa'udiinka 16 Degmo oo Galabta Soo Gebageboobay Iyo Dhalinyaradii Lagu Soo Qabtay Qab Iyo Hanjabis oo Nidar Ku Galay In Ay Ka Aarsan Doonaan Ina Ruqiyo-Dhuubo.
  42. Investors engaged in water, mines, energy in Oromia purchase 16m Birr saving bonds
  43. Suarez Soo Noqoshadiisii Oo Barbardhac Goolal La,aan Ah Ku Dhamaaday Iyo Mukulaal/bisad Ku Sigatay Inay Banado Ciyaarta
  44. Majaajiliistaha Caanka ah ee Elephant Man oo Xabsiga Loo Taxaabay
  45. Juan Mata David Gea Wuxuu Iga Hor Istaagay Fursad Dahab Ah. Iyo Rooney Waxaan Ka Badbaadnay Dufaan Ceebeed.
  46. Ugaas Maxamed Duulane oo Ay Maamulka Magaalada Qabridahar Ku Soo Oogeen Dacwad Dhul-Hanti Dawladeed oo uu Gacanta ku Hayay,Kana Dhago Adaygay Ku Celinta Gacanta Dawlada.
  47. Ethiopia’s biggest cement factory inaugurated
  48. Madaxweynaha DDSI Ayaa Tacsi U Diray Qoysaskii iyo Eheladii Ay ka Geeriyoodeen 2bo Marxuum oo Si Gaadmo Ah loogu Dilay Magaalada Gaarisa.
  49. Xaflad Lagu Caleemo Saarayay Garaadka Absame iyo Adeerkood ayaa Si aan la Qiyaasi Karin uga Dhacday Maanta Magaalada Birqod.
  50. Madaxweynaha oo Maanta Magaalada Jigjiga ku Qabtay Shirar Goos Goos ahaa iyo Dhambaal uu u Diray Caleemo Saarkii Garaadka Absame iyo Adeerkood.
  51. Haweeneey Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Bangkok iyadoo Timaheeda Ku Soo Xasaysay 1.5kg oo ah Daroogada Halista Ah ee Loo Yaqaan(Cocaine).
  52. Dalka Zambia Iyo Ivory Coast Oo Usoo Gudbay Semifinalka Koobka Qaramada Qaarada Afrika 2012ka
  53. 1486th birthday of Prophet Mohammed celebrated in Grand Anwar Mosque
  54. Dhamaan Kooxaha Horyaalka Ingiriiska Oo Bishan Janaayo Ku Adeegtay Lacag Ka Yar Tii Torres Iyo Carrol Laga Bixiyay Sanadkii Hore
  55. Caleemo Saarkii Garaadka Absame iyo Adeerkood oo Berito Ka Dhici Doona Degmada Birqod Iyo Shacab iyo Baabuur Tiro Badan oo Buux Dhaafiyay Birqod.
  56. Hailemariam holds talks with US Assistant Secretary of State
  57. Madaxweynaha DDSI oo Ugu Tahniyadeeyay Xuska Mawliidka Dhalashadii Nabigeena(Scw)Naxariisi Korkiisa ha Ahaatee Guud Ahaan Dunida Muslinka Gaar Ahaana Muslimiinta Itoobiya.
  58. Dhamaan Masuuliyiinta iyo Hawl-Wadeenada Shabakada Cakaaranews Ayaa Si Kal iyo Laaba Ugu Hambalyaynaysa Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda UK
  59. Tababar Ku Saabsanaa Sidii loo sii dardargalin lahaa waxqabadka 6da bilood ee sanadka ka hadhay.
  60. Jaaliyadda Birmingham Ee UK oo Wacyo-galin Balaadhan ka Wada Cariga Ingiriiska Kuna Saabsan Iibsiga Saamiyada iyo Taageerida DDSI.
  61. MDR-TB diagnostic labs, treatment centers to be expanded to regional towns
  62. Safiirada Dalalka USA,UK,Senataro Ka Socday Labada Dal iyo Wafti uu Hogaaminayay Madaxweynaha DDSI oo Maanta Kulan Balaadhan Ku Yeeshay Magaalada Higlaleey.
  63. Ardaygii Hore Ee Macalin Ferguson Oo Shaatiga Ka Siibay Manchester City Iyo Chelsea Oo Sii Liicaya
  64. Degmada Daratoole oo Lagu Qabtay Shir Dardargalinta Arimaha Horumarka Iyo Nabadgalyada Ah.
  65. Standing Committee probes six-month performance of ERA
  66. Bishaaro Dadweynoow Durba Daalaco Frequenciga Cusub ee Telefishanka Caalamiga ah ee ESTV
  67. Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Madaxweyne Ku Xigeenka Ahna Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka DDSI,Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Godey.
  68. Meles confers with Comorian President
  69. Ma Sirinsirqoobeen Hadhaaga Tirada Yar ee UBO,Ciidamada Geesiyiinta Liyuu-Police oo Gacanta Ku Dhigay Maxamuud Dalab(Godane) iyo 4 Kale oo UBO ah.
  70. Ghana Oo Qarka U Saaran Usoo Bixitaanka Wareega 2aad Markii Ay Tumeen Mali Iyo Qaranada Soo Baxay
  71. Waxbarashada iyo Nidaamka Baris Barasho ee Degmada Xamaro oo Kor u soo Kacday.
  72. 11th General Assembly of OAFLA holds in Addis Ababa
  73. Madaxweynaha DDSI oo Ka Hadlay Ka Qaybgalka Bulshada Iyo Doorka Qurbajoogta ee Dhinaca Horumarka.
  74. Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Abaabuley oo Kusaabsaneyd Sanadguuradii SEDYO ayaa Caawa oo Sabti ah Ka Dhacday Hoolka Shirarka ee Safari(Minneapolis).
  75. Budhcadkii waynaa ee Shugri Jaamac oo indhaha loogushiday aaga sanxofayle iyo toondifalay.
  76. Caleemo Saarka Garaadka Beesha Absame oo Ka Dhici Doona Degmada Birqod February 5 2012.
  77. PM Meles: African Economic Forum opportunity for continent to sell investment options
  78. Waa in Laga Gudbo,Danaysiga,Eexda,Musuqa,Qabyaalada iyo Lunsiga Raashinka -Gargaarka,Waxay Ka Mid ahaayeen Dardaarankii uu ku Sagootiyay Madaxweynuhu Dhamaanba Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka.
  79. 20th Ordinary Session of Executive Council of AU opens
  80. Madaxweynaha DDSI oo Ku Soo Laabtay Magaalada Jigjiga,Ka Dib Markii uu Hawl-shaqo oo Sal Balaadhan uu Ugu Maqnaa Addis-ababa.
  81. BISHAARO Qaybtii 1 aad ee UBO-QUUSIS oo Caawa warka dabadii kabixi doona telefishinka Caalamiga ah ee ESTV & Cakaara TV.
  82. Hailemariam holds talks with Luxembourgian, Japanese, New Zealander officials
  83. Qiimayntii Waxqabadka 6dii Bilood ee La soo Dhaafay oo Weli Sii Socota iyo Xafiisyada Mashruucyada Pcdp iyo Dibudejinta oo Si Gaara Loo Qiimeeyay Maanta.
  84. Xarunta Dhexe ee XDSHSI oo maanta Ku Soo Bandhigay Qiimayntii Lagu Sameeyay Qaab-Dhismeedyada Heer-Gobol iyo Heer-Degmo iyo Xubno Xilkii Laga Xayuubiyay.
  85. Implausible denials by Eritrea: Statement issued by Ethiopia’s Ministry of Foreign Affairs
  86. Ururka dhalinyarada somalida ethiopia sedyo Minneapolis oo sanadguradii 1aad ee ururka kuqabanaya Magaalada Minneapolis.
  87. Golaha Capinetka DDSI oo Maanta Ansaxiyay Go,aan laga Soo Gudbiyay Shir ka Dhacay Shalay Xarunta dhexe ee XDSHSI,Nuxurkiisuna ahaa Talaabo Ka Qaadida Qaar Ka Mida Capinetka.
  88. Drogba Iyo Manucho Oo Min 3 Dhibcood U Xalaaleeyay Dalalkooda Ivory Coast Iyo Angola Ciyaaraha Qaramada Afrika 2012.
  89. Madaxweyne Ku Xigeenka DDSI oo Maanta u Furay Tababar Socon Doona 5 Cisho Dhamaanba Masuuliyiinta Heer Degmo iyo Heer Gobol.
  90. AU to build permanent Memorial for victims of human rights violations in Africa
  91. Madaxweyne Kuxigeenka DDSI oo Xadhiga ka Jaray Wado Dhererkeedu Dhan Yahay 0.2km oo Dhagaxa Qoran ah(Cobble-Stone).
  92. Sixth ordinary session of PAP concludes after adopting various resolutions
  93. 15 budhcada UBo ah oo indhaha looshiday iyo Budhcadkii waynaa ee Dhoonbe Xirsi Allaale oo gacanta lagu hayo.
  94. Ogeysiis: Shir lagu soo bandhigayo Saamiyada Biyaxidheenka Abaay oo ka dhacaya Conpenhegan‏
  95. Madaxweyna oo Maanta u Furay Tababar Socon Doona 3 Cisho 220 Ka Mida Xildhibaanada Degmooyinka 4 Gobol.
  96. Government of Ethiopia expresses deep condolence to families of tourists killed, warns Eritrea
  97. Xuska 14aad ee Xoolodhaqatada Heer Deegaan Oo Lagu Xusay Maanta Magaalada Dh/buur.
  98. Taageerayaasha Real Oo Qaraw Ka Qaada Kulamada Barcelona Iyo Guul Darooyinkii Oo Kusii Badanaya
  99. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka 6dii Bilood ee la Soo Dhaafay oo Wali halkiisiisii Ka sii Socda.
  100. Number of people in need of aid in Ethiopia dropped by 29%: Ministry

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews