Hooyo Soomaliyeed iyo 5 caruur ah oo ayy dhashay iyo gabar qaraabo la ahayd, oo ku geeriyooday kulligood dab qabsaday dhisme ay deganayeen oo ku yalla magalcada Stockom ee dalka Sweden, ayaa aaskooda lagu qabtay Stockholm, waxaana ka soo qeyb galay dad aad u farabadan oo isugu jira Soomali iyo ajaaniib, iyo masuuliyiin ka socda dalkaasi Sweden.
Intii aasku socda ayaa idaacadaha qaarkood oo la xiriiray Sheekh Xuseen Faarax oo ka mid ah wadaada soomaliyeed oo ka qeybagalay Aaska qoyskaan soomaliyeed, qababanqaabadiisana gacan ka geystay.
Golaha magaalada Stockholm