Diblomaasi Eritrean ah oo laga eryay Kenya

Nairobi: Mas'uuliyiinta waddanka Kenya ayaa sheegay inay ka eryeen Nairobi diblomaasi u dhashay waddanka Eritrea.

Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda ee kenya oo magaciisa aan la sheegin ayaa BBC u sheegay in diblomaasigaasi lagu eedeeyay inuu dhaqaale siinaayay kooxda al-Shabaab.

Go'aankan ayaa soo baxay laba maalmood kadib markii Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Hillary Clinton, oo markaa booqaneysay Kenya, ay uga digtay Eritrea inay tallaabo ka qadi doonto haddii aanay joojin taageeradda ay siiso kooxaha islaamiyiinta ee Soomaaliya.

Weriyayaasha ayaa sheegaya in diblomaasigani uu yahay kii labaad ee Eritrean ah, ee Kenya laga masaafuriyo bil gudaheed.

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.