UN: Soomaliya Ayaa Ugu Khatar Badan Adduunka

Geneve: Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay tahay meesha ugu qatarta badan adduunka ee shaqaale gargaar ah ka shaqeeyaan.

Waxay sheegtay in afartan iyo laba shaqaale ah la dilay tan iyo bishii January 2008-da, iyadoo sodon iyo sadex kalena la afduubay.

Xiriiriyaha bini'aadaminimada ee Qaramada Midoobay, Graham Farmer, ayaa ammaanay wax uu ugu yeeray go'aanka iyo dhiiranaanta shaqaalaha gargaarka ee caawinaya dhowr million oo Soomaali ah.

Hase yeeshee, wuxuu ka digay in awoodda hay'adaha gargaarka ay kaga sii shaqayn karaan dalka ay sii xadid mayso, iyadoo bakhaaradii cuntada iyo xafiisyada la dhaco ama marmarka qaar ay la wareegaan kooxo hubaysan.

Sawirka:  Astaanta Qaramada Midoobay

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.