Hiiraan oo La Weeraray

Beled Weyne ayaa caawa u kala qeybsan dowladda iyo mucaaradka. Dhinaca bari ee magaalada waxaa ku jira malliishiya taageersan dowladda, xagga dhanka Galbeed ay ku jiraan malliishiyada Xisbul Islaam iyo kuwa Shabaab.

Dagaalku wuxuu Beled Weyne ka billowday, inyar ka dib markii uu dagaal ka billowday magaalada Buulo Burte. Shabaab ayaa gacanta ku hayay Buulo Burte, waxaana weeraray ciidanka dowladda oo ka yimid dhanka Ethiopia.

Shabaab oo iska caabbiyay weerarkaas, ayaa waxaa u suurta gashay in ay Beled Weyne weeraraan isla intii uu socday dagaalka Buulo Burte.

Buulo Burte oo hadda Shabaab gacanta ugu hayo si buuxda, ayaa waxaa goobta dagaalka lagu arkay ugu yaraan 6 ruux oo meyd ah oo ka mid ahaa ciidamada Al-Shabaab.

Sawirka: Beledweyne

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.