Qado sharaf uu Ufidiyay G/U/UWSLF Waftigii Nabadoonka ONLF, Oo Daba Socda Marti Soorkii ay ufidinayeen Shacabka iyo Masuuliyiinta DDS

altJigjiga (CakaaraNews) Gudoomiyaha Ururka UWSLF Sh.Ibraahim Maxamed Xuseen ayaa Maalintii shalay ahayd waxaa uu qado u sameeyey waftigii ONLF ee ku sugnaa Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida.


Gudoomiyaha ayaa waxaa uu qadada ugu sameeeyay waftigan Hoteelka Hamda ee ku yaala badhtamaha Magaalda Jigjiga.


Soo dhawaynta iyo marti soorkan Ururka oo aan loo kala hadhin tan iyo imaatinkoogii oo ay Masuuliyiinta Dawlada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ay ukala badinayaan in uu ninwalba dhankiisa ufidiyo marti sharaf , qado sharafyo, iyo inay kulano kala duwan layeeshaan walaalahooda ay mudo kala maqnaayeen, oo qaar ka tirsan waftiga ay wadankooga hooyo ay  ka maqnaayeen ku dhawaad mudo 40 sono caga cagaynaysa.


Waftigan ayaa dhowaan waxaa ay soo gaadheen Magaalda Jigjiga kadib markii ay Heshiis nabadeed la Saxiixdeenalt Dowladda Dhexe ee Itoopiya.

Heshiiska ay galeen labada Urur ee UWSLF iyo ONLF ayaa la filayaa in ay soo afjari doonto Dagaaladii ka aloosnaa 18-kii sano ee ugu dambeysay Deegaanka Soomaalida.

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.