Warbixinta Waxqabadkii uu qabtay 2002 Xafiiska Jidadka DDS

altJigjiga (CakaaraNews)  mar aan xafiiskiisakiisa ku booqanay  madax xafiisedka xafiiska jidadaka Miyiga Eng Mukhtaar Abiib Gurijoog ayaa warbixiin dheer naga siiyay wixii uqabsoomay iyo wixii aan uqabsomin anagoo ka duulayna ujeedada warbixintani waa in laqiimeeyo dibna loo fiiriyo howlihii qorshaysnaa sanadka 2002 E.C si la isu barbardhigo inta qabsoontay ee hirgashay iyo inta aan qabsoomin iyadoo laga fiirinayo ama lagu salaynayo yoolalkii qorshaysnaa sanad miisaaniyadeedkaas.sidoo kalena xafiiskani wuxuu hada ku jiraa xafiisyada ay xukumada cusubi xooga saarayso in uu isbadal muo gaaban uu ka ga keeno miyi iyo magaalaba dhanka jidadka.
In laga tusaale qaato waxyaabihii caqabada ku hayay waxqabadka horumarineed iyo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinkaas.


Howlihii Xafiiska u Qorshaysnaa
Tirade Mashaariicda  ee xafiiska u qorshaysnaa sanadka 2002 waxay ahaayeen sidan hoos ku xusan:-

  • Mashruuca dhismaha jidka wabishabelle-imay bari
  • Mashruuca dhismaha buundada wabishabelle
  • Mashruuca dhismaha buundada dhaawa
  • Mashruuca dhismaha xafiiska cusub ee wakaalada jidadka miyiga
  • Mashruuca dayactirka buundada kabxan
  • Mashruuca dayactirka jidka Q/bayax-Harta Sheekha
  • Mashruuca dayactirka jidka Aware-Araarso
  • Mashruuca dayactirka jidka Madha-Qarsadhula-Sora
  • Mashruuca dayactirka jidka Muli-afdem  
  • Mashruuca dayactirka jidka jigjiga-jinacsani
  • Mashruuca dayactirka jidka Hargelle-Bargelle
  • Daraasaadka iyo naqshadaynta mashruuca jidka Jarati-G/Baqaqsa-G/Dhaamoole
  • Daraaasaadka iyo naqshadaynta mashruuca filtu-buundada dhawa-moyaale
  • Mashruuca daraasaadka iyo naqshadaynta buundada Dhoobowayn
  • Mashruuca daraasaadka iyo naqshadaynta jid Salaxhaad-Raitu
  • Mashruuca soo iibinta qalabka waawayn (culculus) ee  dhismaha jidadka
  • Mashruuca soo iibinta aalada surveying ga
  • Mashruuca dhismaha jidka coble stone ka

    Howlihii Qorshaysnaa Ee Qabsoomay

  • Mashruuca dhismaha jidka wabishabelle-imay bari
  • Mashruuca dhismaha buundada wabishabelle
  • Mashruuca dhismaha buundada dhaawa
  • Mashruuca dhismaha xafiiska cusub ee wakaalada jidadka miyiga
  • Mashruuca dayactirka buundada kabxan
  • Mashruuca dayactirka jidka Q/bayax-Harta Sheekha
  • Mashruuca dayactirka jidka Aware-Araarso
  • Mashruuca dayactirka jidka Madha-Qarsadhula-Sora
  • Mashruuca dayactirka jidka jigjiga-jinacsani
  • Mashruuca dayactirka jidka Hargelle-Bargelle
  • Daraasaadka iyo naqshadaynta mashruuca jidka Jarati-G/Baqaqsa-G/Dhaamoole
  • Daraaasaadka iyo naqshadaynta mashruuca filtu-buundada dhawa-moyaale
  • Mashruuca soo iibinta qalabka waawayn (culculus) ee  dhismaha jidadka
  • Mashruuca soo iibinta aalada surveying ga
  • Mashruuca dhismaha jidka coble stone ka

    Waxyaabaha hada Kahor adeeg bixinta bilaabay Mudo hore waxaa kamida
  • Daraasaad iyo naqshadayn jidad dhan 632kms
  • Dayactirka jidadka dherer dhan 96.5kms
  • Dhimaha jidadka oo dhan 53kms iyo 350m oo ah coble stone  
  • Dhamaystirka Daraasaadka iyo naqshadaynt hal buundo
  • Dhamaystirka dayactirka hal buundo (kabhan bridge)
  • Dhamaystirka dhismaha hal buundo
  • Dhamaystirka dayactirka  jidad 96.5kms dhan
  • Dhisida jidadka oo dhan 63.10kms
  • Soo iibinta 7 iska rogo, 2 grader, 2 roller iyo 2 excavator
  • Soo iibinta aalada loo isticmaalo daraasaadka jidadka  (surveying instrument) sida (8GPS, 1 deferential, 10 compass, 2 complete total station)  
Howlaha Qabyada Ah

 

Mashruuca dhismaha jidka wabishabelle-imay bari
Waxaa jirtay in mashruucan hada ka hor ay qandaraas ku qaadatay shirkada dhismaha ee Botor balse ay ku guuldaraysatay in ay hawshaasi fuliso waana laga wareejiyay. Waxaa laqiimeeyay kharashkii ku baxay hawshii uu qabtay qandaraaslihii hore iyo tan ku bixi doonta inta hadhay shaqada. Hawsha hadhayna waxaa daraasaad iyo naqshadayn ku sameeyay shirkada Tornado.
Waxaa ladiyaariyay qalabka dhismaha jidka iyo cududii shaqaale iyo dhismo xero (camp). Waxaa qorshaysnaa in la fuliyo 2.887kms oo ah (Clearing and Grabbing and earthwork such as brow embankment, removal of unsuitable materials to spoil, common of excavation, preparation of roadbed and gravel wearing course) waxaase la fuliyay  dherer dhan 4.49 kms taas oo ah in kabadan intii qorshuhu ahaa.

Mashruuca dhismaha buundada dhaawa
Daraasaadka iyo naqshadaynta mashruucani waxay ku lajirtay mashruuca sare waana la dhamaystiray. Sidaas darteed documentigii ayaa la diyaariyay lagana iibiyay tartamayaasha ku haboon, balse markii la ogaaday ku guulaystaha ayaa waxaa dhacday in qiimaha mashruucani ay isla qaadanwaayeen Regional Tender Committee. Lanaguna qasbay inaan dib u celino. Waxaana mar labaad ladiyaariyay documentiga tartanka dibna loo iibiyay lana qiimeeyay documentiga iyo ku guulaystahaba kadibna regional tender committee gu ansixiyeen. Waxaana hada lagu wareejiyay qandaraaslihii ku guulaystay wuxuuna ku guda jiraa abaabulkii qalabka iyo cududa shaqaale ee ka howlgali lahayd qandaraasluhu wuxuu sugayaa in loo xilsaaro lataliyeyaal wuxuuna shaqada bilaabay iyadoo wax lacag ah loo sii dayn

Mashruuca Dayactirka Jidka Aware-Araarso
Waxaa jirtay in uu xafiisku injineero udiray ay baadhitaan iyo qiimeyanba ku sameeyeen xaalada jidka. Waxaa ladiyaariyey documentiga tartanka lana iibiyay, qiimeeyay ku guulaystahana la ogaaday (tender preparation, selling to illegible contractors, evaluation and winner identification). balse hada waxyar aya udhiman.

Gaba gabadii masuulku waxaa kaloon ka waraysanay qorshaha cusub ee hada uu ku dhaqaaqayo xafiiskiisu warbixin dheer oo tan lamida ayaan ka qaadnay waxaana idiinku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe ee aanku soo qadanayno waxqabadka xafiiskan jidadka

Isticmaalka Kharashka

 
s/n    Project Name    Amount utilized up to now    Source of Fund    Implementer/
Contractor

      
1    Hargele-Bargel Road Maintenance  -----------1,148,236.82    Gov’t Treasury    Rabco  GC      
2    Purchase of heavy machineries     ----------12,529,751.69    Gov’t Treasury    Reis engineering      
3    Cobble stone road construction   -----------3,109,378.52    Gov’t Treasury    RRA      
4    w/shable-E/imay road construction----------5,783,568.18    Gov’t Treasury    RRA      
5    Madha-Qarsadhula-Sora road maintenance     -------------3,879,728.99    Gov’t Treasury    RRA      
6    Charati-G/bakaksa-G/damole road study and design -------   2,356,300.00    Gov’t Treasury    Artec       
7    filtu-dawabridge-mooyaale road study and design     -----3,294,789.61    Gov’t Treasury    Tornado       
8    K/bayah-Harta sheik road maintenance  ------  926,347.00    Gov’t Treasury    RRA      
9    w/shabele bridge construction     -----------161,118.50    Gov’t Treasury    Pan Africa Gc      
10    Kebhan bridge maintenance    ------------3,176,220.98    Gov’t Treasury    Macro Gc      
11    Dawa bridge construction      ------------3,902,350.00    Gov’t Treasury    Macro       
12    Jigjiga-Chinakson road maintenance    ------------1,680,490.03    Gov’t Treasury    RRA      
13    Purchase of Surveying instruments   ----------- 1,021,085    Gov’t Treasury    Dama Gc         

Total    42,969,365.32             

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.