Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta HIV/AIDS oo Deeq Balaadhan Gudoonsiiyay Xafiiska Goalaha Xildhibaanada DDS ,Maanta

altJigjiga (CakaaraNews) Waxaa maanta Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta Xanuun Sidaha HIV/AIDS ee Dawlad Degaanka Soomaalida uu gudoon siiyay Xafiiska Golaha Xildhibaanada DDS, Deeg balaadhan oo isugu jirta Computaro, Printero, Video Camera,  Flash tii internet ka, Miisas iyo qalabkale oo laxidhiidha technologyada casriga ah ee loo isticmalo alada enternetka.


Deeqdan uu bixiyaya Xafiisku ayaa waxaan waxka waydiinay Madax Xafiiseedka  Xafiiska Ka Hortaga & Xakamaynta Xanuun Sidaha HIV/AIDS ee Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Cabdifataax Siciid Maxamad

Iisla markaana warbixin naga siiyay  in uu xafiisku ugu tala galay nasiibna uyeesheen Xildhibaanada cusub in aan siino deeqdan oo aan ugu tala galnay in ay helaan xafiiska golaha xildhibaanadu Macluumaad dhankasta leh iyagoo isticmaalaya alada enternetka si ay ugu faa'iideeyaan bulsho waynta soo dooratay ,wixii xoga ah iyo wixii warbixin ee ku saabsan ka hortaga Cudurkan HIV/adiska,waxaana naga caawiyay qalabkan Pool Fade.

Ugu danbayntii ayaa waxa uu carabka ku dhuftay masuulku in uualt ku hawlan yahay tobabaro laxidhiidha  sida looga hor tago,isla markaana loo xakameeyo cudurkan,HIV/adiska iyadoo lasiinayo dhamaan Gobolada DDS ,waxaana casharadan bixinaya khabiiro ka socda Xafiiska Kahortaga iyo Xakamaynta Cudurka HIV/adiska, wararkayaga danbe ayaan idinkula soo socod siinaynaa wararka laxidhiidha tobobarada Xanuun Sidaha HIV/adiska.
  alt
 

 

 

 

alt

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.