Jigjiga (CakaaraNews)Dhamaan Akhristayaasha cakaaranews ee sharafta mudan waxaan lasocodsiinaynaa in aanu Filinka DHARI AQOOMEED MIYAA DHUL LAGU XOREEYAA oo dhamaystiran halkan idiinka soo gudbinayno,
sidoo kale cakaara oo dib u habayn balaadhan lagu sameeyay awgeed aad hadda kadib cakaara TV kala socondoontaan warar isdabajoog ah, iyo dhamaan wararka deegaanka oo maqal iyo muuqaal ah, iyo waliba adeegyo kale oo kuwajahan warbaahinta Deegaanka, Sidoo kalena waxaan ogaysiinaynaa cid alaale cidii ubaahan adeega websadyada.
in ay bilawday shabagada cakaaranews in ay bixiso adeegyada samaynta, habaynta webs yada iyadoo awood uleh in ay samaynkarto ilaa 250 webs inka badan xafiiskii ubaahda iyo shaqsigii ubahata dib u habayn wabs yada iyo abuurida mid cusuba waxaan idinla socodsiinaynaa inaad ka helaysaan adeegyada ku saabsan shabagada wararka enternetka
Islamarkaana akhristayaasha waxaan kacodsanaynaa inaad wixii talo bixin ah ama adeeg bixinba waxaad noogu soohagaajisaan This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. ... Lasocod wanaagsan