Jigjiga (CakaaraNews)Kalfadhigii 1aad ee Xildhibaanada Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa Maanta Si rasmiya uga furmay Hoolka Shirarka ee Sayd Maxamad Cabdule Xasan
shirkan oo lagu wado inuu socon doono in uu socon doono muso laba cisho ah ayaa waxaa lafilayaa in ay
go'aamo dhaxal gal ah oo khuseeya dhinacyo badan kasoo bixi doonaan
Madashan shirkan ayaa ah goob aad loo qurxiyay laguna xidhay calamo laguna xardhay halku dhagyo muujinaya horumarka iyo nabadgalyada ka hano-qaaday Deegaanka, iyadoo ay wajiyada xildhibaanada cusubna ay ka muuqato farxad iyo raynrayn aan laqiyaasi karin wixii kasoo kordhana dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa.