Dawlada Cusub oo soo Dooratay Afayeenka Baarlamaanka DDS, Gudoomiyaha Maxkamada Guud iyo ku'xigoonadoodii

altJigjiga (CakaaraNews)Kalfadhigii 1aad ee baarlamaanka DDS ayaa saan warkayagii horeba akhristayaasha ugu soo gudbinay in maanta si rasmi ah uga furmay Madasha Shirarka ee Maagalad Jigjiga
Kalfadhigan 1aad oo ku fur may jawi cusub ayaaa waxaa lagu soo bandhigay Ansixinta bayaano dhawra ah kuwaas oo kala ah

1 .dhisida dawlada cusub
2. bayaanka hirgalinta misaaniyada
3. doorashada golaha Federeshinka
4. waxka badalka Calaamada DDS
Hadaba baarlamaanka oo ahaa mid cusub ayaa sida uu dhigayo dastuurka qodobka 49 firqadiisa 3aad oo ah in Gudoomiyaha Xisbigu soodhigo magaacaabista Afhayeenka iyo Afhayeen ku xigeenka.

Mudane C/fataax Sh/C/laahi Gudoomiyaha X.D.SH.S.I, ayaa usoodhigay Mudane Maxamad Rashiid Isaaq inalt mar labaad uu noqdo Afhayeenka Baarlamaanka DDS.
Taas oo lagu sifeeyay in uu mutaystay muujiyayna mudadii Afhayeenka soo ahaa karti iyo fir'fircooni dheeraada lahaa, sidookalena ku caanbaxay xalinta khilaafaadka iskudhaca Deegaanada dariska ah.

altSidoo kalena waxaa Afhayeen ku xigeen loo doortay Mudane Cabdi C/laahi oo ahaan jiray gudoomiyaha Dagmada Qabri-bayax, waxaana laba daasi xubnood gurigu  Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay.

Warku wuxuu intaasi kudarayaa in

 Madax-waynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar uu usoo dhigay ,  inay noqdaan Gudoomiyaha Maxkamada Guud ee DDS, Mudane Jamarti Sh/Maxamad, halka gudoomiye ku Xigeenka Guud ee Maxkamada Guud uu usoo dhigay in uu noqdo Mudane Mukhtaar Axmad.

Ugu danbayhntiina waxaa maalinta bari ah loo balan sanyahay dhisida Dawlada cusub qaybaha dhiman, sida Madaxwayne ku Xigeenka iyo qaybo kale oo bayaanada la ansixin doono ay ku jiraan.alt
alt

 

 

 

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.