Jigjiga (CakaaraNews)kalfadhigii 1aad ee xildhibaanada DDS oo galay maalintiisii labaad ayaa saaka Madaxwaynaha DDS, Mudane Cabdi Maxamud Cumar, ayuu waxa uu saaka soo hor dhigay barlamaanka liiska magacyada golaha kaabineetka cusub
Cod buuxa ku taageereen kuna ansixiyeen iyaga oo carabka ku dhuftay in xubnaha kaabinetka cusub marka laga eego dhan aqoontooda, xirfadooda, daacadnimadooda shaqo iyo dadaalkooda shaqsinimo ee ay danaha shacabka u muujiyaan in ay ku haboon yihiin jagooyinka loo magacaabay.
liiska kaabinetka cusub.

1.C/laahi Yuusuf Weerar ...................... Hogaanka Nabad-galyada Maamulka iyo Cadaalada
2. Suldaan Wali ..................... Madaxa Biyaha
3. C/raxmaan Sheekh Maxamed ..................... Xafiiska Waxbarashada
4. Dr. C/qaadir .......................... Xafiiska Beeraha
5. C/laahi Cabdi Ciise ...............................Xafiiska Caddaalada
6. C/laahi Maxamed Mawlid.............................Xafiiska Ganacsiga
7. Maxamed Faatax Horar ............................. Xafiiska Maamulka Shaqaalah Dawlada
8. Ibraahim Cali ...............................Xafiiska Sports ka
9. Axmed-deeq Maxamed............................ Xafiiska Dakhliga
10. Maxamed Nuur Gaade ...........................Xafiiska Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada
11. Xabiib Maxamed Yuusuf ......................... Xafiiska Jidadka Horumarinta Jidadka Miyiga
12. Axmed Ibraahim Cabdi........................... Xafiiska Hanti-dhawrka Guud
13. Maxamed Guuwe Bisle ...........................Xafiiska Warfaafinta
14. C/qaadir Maxamed Faarax .....................Xafiiska Kobcinta Awooda
15. C/fataax Maxamed Xasan ..................... Xafiiska Madaxwaynaha
16. Cumar Xaaji ......................Xafiiska Maaliyada
17. Dr Yuusuf ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,ku-xigeenka Caafimaadka
18. Eng C/risaaq Rashiid .................... ku-xigeenka hawlaha guud
19. Guleed ............................ Madaxa DPPC

