Magaacaabida Laba Gudoomiye Gobol

altJigjiga (CakaaraNews)Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar ayaa waxa uu galabta magaacaabay laba gudoomiye Gobol oo kala ah Gudoomiyaha Gobolka Wardheer oo loo magacaabay Maxamad Faarax Faalug, halka Gudoomiyaa Gobolka Godayna loo magacaabay Cabdi Xuseen Cabdi Labadan xubnood ayaa ah Xildhibaanada cusub ee Deegaanka, Golaha dhaxe ee Xisbiga , isla markaasna ah xubno gudiga fulinta xisbiga.

Run ahaantii laadan xubnood aya ah kuwa lagu soo xushay dadaalkii ay ka gaysteen waajibaadkoodi shaqo ee loogu jiray badbaadinta masiirka shacabka deegaanka dhaxalka uhelay dib udhaca lana filayo in ay si hagar la'aana ugu kuur gali doonaan daboolida dhamaan baahiyaha horumarka dumuquraadiyeed ee ka jira deegaanada loo doortay.

cakaaranews

 

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Goday Cabdi Xuseen Gudoomiyaha Gobolka Wardheer Maxamad Faarax

alt alt

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.