Shirwaynihii Labaaad Ee Waxbarashada Heer Deegaan Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Jig-Jiga.

altJigjiga (CakaaraNews)Shirwaynahan waxbarashada ee heer deegaan waa shirwayne sanadle ah oo sanadkiiba hal mar qabsooma, hadana wuxuu qabsoomayaa markii labaad, shirkan ujeedadiisu waa  1.Sidii kor loogu soo qaadi lahaa coverageka waxbarashada deegaanka amaba sidii caruurta ay da’doodu gaadhay wakhtigii waxbarashada loogu dhiiri galinlahaa ama loo keeni lahaa dugsiyada waxbarasha iyo sidoo kale 2. Sidii kor loogu soo qaadi lahaa tayada waxbarashada deegaanka. Haddaba shirkan oo saaka ka furmay hoolka shirarka ee sayid maxamed cabdule xasan, laguna wado inuu bari soo gabagaboobo , waxaan warka oo dhamaystiran idiin soo gudbinaynaa bari marka uu shirku soo xidhmo hadii eebe

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.