Normal
0
false
false
false
MicrosoftInternetExplorer4
/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt;
mso-para-margin:0in;
mso-para-margin-bottom:.0001pt;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:10.0pt;
font-family:"Times New Roman";
mso-ansi-language:#0400;
mso-fareast-language:#0400;
mso-bidi-language:#0400;}
Shacab-waynaha ku dhaqan deegaanka soomaalida iyo kuwa u dhashay deegaanka ee ku sugan daafaha dunida ayaa waxaa sixad dhaaf ah ugu soo qulqulaya shabakada cakaaranews.com rayigooda ku aadan kuqanacsanaanta iyo taageerada buuxda ee ay u hayaan dawladan cusub ee uu baarlamaanku ku ansixiyay hoolka shirark ee sayid maxamed cabdule xasan. Fartana ku fiiqeen in hab dhismeedkan dawladan cusubi yahay kii ugu horeeyay ee si cadaalad ah loo soodhisay kuna soo gabagabeeyeen in ay kalsooni buuxda la garab istaagi doonaan dawladan cusub ee uu hogaaminayo mudane cabdi maxamuud cumar.
Iyo xisbiga dimuqraadiga shacabka soomaalida itiyoobiya, ifafaalo waxtarleh na ka bixiyeen dadaalka ambaqaadeed ee ay ugu jiraan xukuumada iyo xisbiga dimuqraadiga shacbiga soomaalida itiyobiya samatabixinta shacabka deegaanka ee uu ku habsaday dib u dhaca horumar iyo nabad galyo, kuna tilmaameen dadaalka wadaninimo ee madaxwayne cabdi maxamuud cumar mid taariish dhaxal gal ah unoqon doonta jiilka soo koroya ee deegaanka soomaalida itiyoobiya dal iyo dibadba.