Gollaha Kaabineedka D.D.S oo Saaka Ansixiyay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeeno Cusub

altJigjiga (CakaaraNews) saaka abaarihii 11 suxubnimo ayay shir isugu yimaadeen gollaha kaabineedka D.D.S  ayaa waxay qalinka ku duugeen magacaabista wasiirada iyo kuxigeenada hoos ku cad

 

1. Rashiid c/ guuleed        ------------------- wasiirka caafimaadka D.D.S
2. maxamuud axmed nuur ...............wasiirka xafiiska ka hortaga iyo xakamaynta cudurka HIV/AIDs
3. Axmed sheekh            ...................wasiirka cilmi baadhista iyo xoolaha
4. C/wahaab Rashiid           .................wasiirka mashruuca horumarinta dooxooyinka iyo wabiyada
5. Qalbi axmed jaamac        .................wasiirka mashruuca horumartinta iyo xoolo dhaqatada (BCDP)
6. C/naasir maxamed aaden ............ (gudomiyihii hore ee gobolka godey) wasiirka maalgalinta (investment Bureau)
7. Maxamed Cali saadiq ............ wasiirka xuduudaha
8. Khadar Cabdi ismaaciil ........... wasiir ku xigeenka Xafiiska maaliyada
9. Guuleed cali gari         ............( gudoomiyihii hore ee wardheer)  Maareeyaha kuuliyada tababarada, farsamda iyo xirfadaha ( technic school)
10. Liibaan Maxamed amiin ............. maareeyaha machadka maaraynta
11. Ismaaciil Saleebaan     ................Maareeyaha Kuuliyada Caafimadka jigjiga
12. Fu'aad Maxamed Xuseen ........... kuxigeenka kuuliyada Caafimaadka
13. Wacays maxamed         ............ Maareeyaha Kuuliyada tababarka macalimiinta ee Dr. cabdimajiid (TTC)
14. ILyaas Abiib          ................ kuxigeenka maareeyaha kuuliyada tababarka macalimiinta ee Dr. Cabddimajiid ( TTC)
15. Maxamuud Cumar Xuseen _Dirir  ..............Wakaalada tababarka farsamada iyo xirfadaha
16. Abuukar maxamed khaliif             .............kuxigeenka waxbarashada
17. Cumar cabdi maydhane             ............... kuxigeenka koobaad ee beeraha
18. C/risaaq xuseen                       ................kuxigeenka labaad ee beeraha
19. Fartuun cabdi mahdi                  .............. wasiir kuxigeenka xafiiska biyaha
20. Maxamed Cumar axmed              ..............Xafiika kobcinta
21. Maxamed shariif cali                    ...............kuxigeenka cilmi baadhista
22. Mukhtaar (xiribo)                       ...............kuxigeenka machadka maaraynta
23. Rashiid Bacdar                           ............. kuxigeenka xafiiska abaabulka dhalinyarada iyo ciyaaraha (sport)
24. Badri yuusuf omas                      ............ wasiirka xafiiska kobcinta iskaashatooyinka

25. Cabdi Bade ........................................... koomishineerka Asluubta D.D.S

26. Yuusuf Jalaale ........................................Koomishineerka  Booliska D.D.S

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.