Madax-waynaha D.D.S oo tahniyada ciidul - fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

altJigjiga (CakaaraNews) Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID - MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo.

Madaxwayne cabdi max'muud cumar ayaa dareenkiisa farxadeed ugu tahniyadaynaya ilaaha kusimay inuu laqaato shacabka farxada iyo qiimaha balaadhan ee ay ciidul fitrigu ku fadhido kana baryaya ilaahay in  ciidan ciida xigta laguwada ciido nabad iyo horumar taam ah xaqiijisana geediga loogu jiro dhidibo u aasida umad lajaanqaadi karta aduunka horumaray.

Madaxwaynuhu isagoo fadliga iyo farxada ciidan kafaa'iidaysanayana wuxuu dhamaan umada islaamka ah ee udhalatay deegaanka ee kusugan daafaha dunida uu ugudbinayaa fariintiisaq ah WALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAXAAN EEBE IDIINKA BARYAYAA CIIDAN CIIDEEDA INAAD CAAFIMAAD QAB IYO CIBAADO KU GAADHAAN , islamarkaana dhamaantiin waxaan idinku dhiiri galinayaa inaad kaqaybqaadataan Horumarka iyo xasiloonida nabada ee deegaankeena maanta ka hanaqaaday.. Allaa Mahad leh

CIID WANAAGSAN DAL IYO DIBADBA MEEL WALBA OO AAD KUSUGAN TIHIIN

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.