Kumaan-kun Qof ayaa Iskugu soo Baxay Tukashada Salaada Ciidul Fidrida Xarunta DDS

altJigjiga (CakaaraNews) waxaa saaka 5:00 subax nimo laga bilaabo ay bilaabantay takbiirta salaada Ciidul Fidrida waxaana aad ay dadwaynaha magaalada jigjiga ay buux dhaafiyeen lamiyada iyagoo usii qul qulaya goobta salaada ciida ee xarunta DDS.
Munaasabadan salaada ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar , madaxda xafiisyada kala duwan iyo dhamaan bulshada qaaybaheeda kala duwan.

Madaxwaynaha oo munaasabadaasi ka jeediyay qudbadii ugu qiimaha badnayd ee Madaxwayne deegaanka soo maray uunan abidkii ka jeedinin munaasabad caynkanoo kale ah, kaas oo ugu horayntii kubilaabay in goobtaas Ciidii tan kahoraysay ay ahayd ciidii abaar ah balse hada ay tahay xili deegaanku yahay barwaaqo, horumar oo Nabadgalyo Caama deegaanka kadhalatay, maantana ay halkan inagula tukanayaan.

kuwiishalay aan xabada isku haysanay ee colaadu naga dhaxaysay ee UWSLF IYO ONLF waana wax ilaahay altloogu mahadnoqo (ALXAMDU LILAAH)
Madaxwaynuhu isagoo hadalkiisa siiwata ayaa wuxuu cadeeyay uguna baaqay dadwaynihii goobtaas iskugu soo baxay inay eebe uga baryaan in kuwa wali qoriga wata ee shisheeyuhu ku adeeganayo ilaahay qalbigooda garansiiyo nabada, oo ay nabada qaataan.

Mudane Cabdi Maxamud Cumar  wuxuu dhamaan muslimiinta ugu baaqay in ay isku naxariistaan dadka masaakiinta ahna laga wada farxiyo hoosna ay ku wa waxhaya ee haynta rooni ay masaakiinta ugargaaraan .
Khudbadan madaxawaynaha oo dhinacyo badan taabanaysa waxaa kamidahaa in cafiska maxaabiista ku xidhnayd jedka dhexe taas oo gudigii cafiska loosaaray ay dib udhec  kuyimid awgeed aan dib idiinkala socod siin doono warbaahinta kaladuwana ee deegaanka lagu shaacin doono.

alt
Gaba gabadii ayaa waxaa si farxadleh ugu soo dhamaatay gudashadii wajibaadkiina muslimiintii ku sugnaayd xarunta caasimada DDS ee jigjiga, iyadoo lagu kala tukanayay laba meelood goobta ciida oo qaadi wayday dadka badnaantooda ayaa laba barxadood oo wawayn muslimiintu ku kala tukanayeen, waxaa kaloo aad wax ilaahay loogu mahadiyo ah dadkii ugu tirada badnaa ee soo islaamay ayaa aad dadkii ufarax galisay iyadoo isla goobtaa lagu garab qabty oo muslimiintii,

madashaa ku cibaadaysanaysay ay kaalmo ufidiyeen wixii kalmada ubaahnaa wixii kalana masjidadu qaateen si ay diinta usii baraan, isla markaana qaar kamida madaxdii,culumo awdiin iyo waliba qurbo joog aad utiro badan uu marti sharaf ufidiyay Madaxwaynuhu kulana soo qureecdeen gurigiisa

  altalt

 

 

 

 

 

 

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.