OGAYSIIS.

altWaxaa Dhamaanba Dadweynaha ka soo jeeda DDSI ee ku kala Nool Daafaha Dunida iyo Dalkaba la ogaysiinayaa,in Maalin kastoo Isniin ah iyo Habeenimada Talaada warka ka dib, aad ka Daawan kartaan Documentry Filmkii Freedom Of Peace ee ay ka Sameeyeen DDSI Dhalinyarada Silent Cry Ethiopian TV.


Filmkan ayaa ka turjumaya Xaqiiqda iyo Waaqica Dhabta ah ee ka jira Deegaanka Soomaalida Itoobiya,Taasooy Dhalinyaradu ugu Talo gashay,in ay ugu soo bandhigto Horumarka iyo Nabadgalyada Deegaanka ka jirta Walaalahooda ku nool Dibadaha ee Moog Xaqiiqda Taala Dhulkooda hooyo.Sidoo kale Dhalinyarada ayaa ku Soo bandhigaysa Filmka Dhibaatooyinka iyo Hagardaamooyinka ay UBO dhaxalsiisay Shacabka.
Hadaba waxaanu idin leenahay yuunan idin dhaafin Daalacashada Documentry Filmka loogu Magac Daray Freedom Of Peace,oo Caawa Warka Ka dib aad ka Daawan kartaan ETV(Ethiopian TV)

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews