Jigjiga(CakaaraNews).Bulshada Soomaaliyeed ayaa Ab ka Ab Waligeedba Haysatay Diinta Islaamka,Islamarkaana ku Xidhnayd Culimadeena,Balse Waxaa wax lala Yaabo ah in ay UBO Jidaysatay ku dhaqanka Madhabta diimeed ee Lagu Magacaabo Tubeeciya,Taasoo ay kaga Ijaaso Qaateen Nin Jaahil ah oo Ku noolaa Waylo Laguxidh
laguna Magacaabo Maxamed Cabdi Tubeec,islamarkaana Beyd-gaab ah.
Madhabta Tubeeciya ayaa u fasaxysa UBO in hadii Qofku ka soo horjeedsado Halgan ku sheega UBO, in Hantidiisu Xalaal u tahay lana dhaco,Sidoo kale Tubeeciya waa Ta UBO u fasaxaysa in 9 naagood hal mar lawada guursan karo,waxaa taa ka sii daran waa Diinta UBO u fasaxaysa in halgan ku sheegu yahay qoodhe ku halgan iyo dabadeed hurto,islamarkaana ninka iyo saaxiibkii hal naag wada qabi karaan ileen waa tubeeciyee,waana diinta tubeeciya ee u sahashay in cadaani hirmooge uu u dhasho wiil maqaar saar ah.
Sidoo kale Diinta Tubeeciya ee ay UBO haysato ayaa shacabka Rag iyo Dumar u kala saaraysa si ay taariikhda halgan ku sheega u galaan in ay noqdaan ib ku halgan iyo dabadeed hurto ay beer laxawsadaan dumarka, taasooy ku xalaashadeen Dumarka Miyiga ah ee oorida la qabo ah,kuna yidhaahdaan Seygeeda anagay adeer nala shaqaysaa sidaasna uga soo Baro bixiyaan Baradii ay kula noolayd ninkeeda Meherka Sharcigu ka dhaxeeyay.
Isla Diintan Tubeeciya ayaa Ibtood Hurayaasha u Fasaxaysa in ay Bulshada ugu Baxaan Wax ay ugu yeedhaan Meecaadin Iyo Macalimaadin,Taasooy Micnaheedu Tahay Xoolo Aruursi Ay u Xalaalaysay Tubeeciya,Islamarkaana u fasaxysa Boobka Hantida Shacabka,Kufsiga iyo Guursiga 9 naagood,taasoo Hada ka hor nin UBO ahaa oo boodhleey ku dhintay ay 9 naagood Asay u qaadeen.taasoo ilaa iyo hada Caruur badan la garan la'ayahay Cidii dhashay
Hadaba Dhaqan Bi'iska Diimeed ee Cadaani Hirmoog(Ina Ruqiyo Dhuubo)e iyo Xulufasiidu la tageen Australia,soo lama Gudboona Qurbajoogta iyo Culaa'udiinka ku Dhaqan Australia,in ay ka dhiidhiyaan madhab ku sheega sinada huwan ee tubeeciya,islamarkaana dhagax ku dilaan dhaqan bi'is cadaani hirmooge oo diinteenii suubanayd ku xad gudbay.
Dhanka kale Diinta Tubeeciya ee Ay UBO ku dhaqanto waa mida Sababtay in Cadaani Hirmooge (Ina Ruqiyo Dhuubo)oo Dhakhaatiirta Germany iyo Danishkuba Cadeeyeen In Isaga iyo Maxamed Ibraahinba Yihiin Madhalaysyo ABEER ah,islamarkaana Ay Amakaag iyo Dhabano Hays ku Noqotay Qurbajoogtii iyo Culumaa'udiinka Australia,Sababta uu Wiil ugu Dhashay ka dib markii uu Guurkooda laga Joogo uun waxaan ka badnayn 7da bilood Waa dhaqan bi'is Cadaani iyo haweenayda lagu magacaabo Cibaado'e.
Anagaa idiin bayaamine waa madhabta diimeed ee ay haystaan UBO ku dhaqanto, laguna magacaabo Tubeeciya,taasoo fasaxaysa waa diinta tubeeciyee in haweenayda dabadeed hurtada ah ay wadaagi karaan Ibtood Hurayaashu,waana diinta Tubeeciyee wiil halganka ku soo biira siisay Cadaani Hirmooge (Ina Ruqiyo Dhuubo)oo Dhakhaatiirta Germany iyo Danishkuba Cadeeyeen in uu Madhalays yahaye,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk "Nin Baa Hore u yidhi Goormaa Diinteenii.....Tubeeciya Loo Rogay".
Tubeeciya Waa Diinta u fasaxaysa UBO,Dabadeed Hurtadu in ay 3nin wada guursan karto taasooy Shukri Amxaar 3 jamaican ah ku guursatay.halka Furitaanka Dabadeed hurtaduna tahay kaliya uun Dabaqoodhi ayaad tahay ileen Diinta Tubeeciya ayaa Sidaas fasaxaysee.
Isku soo Wada Duuboo Madhabta Diimeed ee Tubeeciya ayaa u Si Qarsoodi ah uu u hayaa Dhaqan Bi'is Cadaani Qoraalkeeda,islamarkaana Gudaha Deegaanka Soomaalida Markii ay UBO ku Faafisay Ileen UBO waa Calmaaniyiin Aan Diin haysane Miyiga, ay ka Tirtireen in Shacabku Dhegaha u raaraciyaan Culumaa'udiinka DDSI,Balse Hada Dib uga Soo Cusboonaatay Australia,Inkastooy Culumaa'udiinka iyo Qurbajoogtua Nidar ku galeen in ay Dhaqan Bi'is Cadaani Hirmooge iyo Xulafadiisa Caadaystay ku dhaqanka Sino-Diimeedka Tubeeciya Dhagax ku Dilaan.