Maamulka (Cakaaranews) Dhamaan akhristayaasha sharafta badan ee Shabakada caalamiga ah ee cakaaranews waxaan si xushmad leh idiin la socodsiinaynaa in maanta iyo Bari aanu dhamaystiri doono dhamaan hawlaha cusub ee laxidhiidha dhanka Badalida Muuqaalkii HOre laguna badalay Midkan hada idiin muuqda ee cusub.
Haddaba Dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan lasocodsiinaynaa inaad sidaas ulasocotaan maadaama aanu webka dib u habayn balaadhan ku samaynay wakhtixaadirkana aanu gacanta ku hayno dhamaystirka dib u habayntan.
Fadlan wixii tallo bixin ah ee ku aadan muuqaalkan cusub noogu soo hagaajiya qaybta Contact Us.
Lasocod wanaagsan..