Denmark (Cakaaranews) 21/01/2012 Waxaa Dhamaan Jaaliyaadka Soomaaliyeed iyo dhamaan jaaliyadda Somalida
Ethiopia ee ku nool waddamada Scandenivianka gaar ahaan waddanka Denmark iyo Kuwa ka soo Jeeda Waddamadda Geeska Afrika iyo Dalalka Webiga Nile Uu maro lagu wargalinayaa iney ka soo qeybgalaan Shir lagu soo Bandhigi Iibsiga Saamiyada Hadaba Waxaa la Ogeysiinayaa Bandhigaani uu Yahay mid muhiim ah Lagaga Hadli Doona oo ay tahay mid Jaanis weyn u ah Qurba Joogta in ay Ka Faaideystaan Maalinta Febraayo 04/02/2012 Saacadda laga Bilaabo 13;00 saac Meesha Herlev medborgehu Herlev Gardsvej 18 2730 Herlev Gopenhagen Fadlan Laxiriir Tell 004571675237 0r 004571450072 0r 004520616245 or 00452551837551 or 004526181065 Faahfaahinta shirka, meesha lagu qabanayo iyo goorta la qabanayaba halkan hoose ka akhri. Fadlan riix HALKAN-KA-AKHRI-FAAHFAAHINTA-SHIRKA.pdf