Falang Database driver not enabled

Ururka dhalinyarada somalida ethiopia sedyo Minneapolis oo sanadguradii 1aad ee ururka kuqabanaya Magaalada Minneapolis.

Minneapolis(CakaaraNews).Waxaa uu Ururku Ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada soomalida ethiopia ee ku dhaqan gobolka Minneapolis iyo nawaaxigeeda iney kasoo qaybgalaan xaflad aad loo soo agaasimey oo kusaabsan sanad guuradii kowbaad ee Sedyo oo Sanad jirsaday. Sedyo oo ah ururka dhalinyarada somalida ethiopia ayaa had iyo jeer utaagan u adeegida danaha shacbiga kasoo jeeda DDSI. Urukan ayaa sameysmey sanadkii 2011 markii uu madaxweynaha DDSI Mudane Abdi Mohamud Omar uu booqashada ku tagay cariga mareykanka, gaar ahaan magaalada mineapolis. Shirweynihii dhexmarey madaxweynaha iyo jaaliyada waqooyiga america ee soomalida ethiopia iyo Wada xaajoodkii kadib waxaa samesmey urukan Sedyo oo ah Runtii Dhalinyaro wadaniyiin ah oo had iyo Jeerba u heelan Danaha Shabcooda ee ku aadan Horumarka iyo nabadgalyada. Hadaba waxaa uu Ururka Sedyo Qaban Doonaa Xafladii ugu Horeeysay ee Sanadguuradii Sedyo,Kana Dhici Doonta Hoolka Shirarka ee Safari. Taariikhdu Markay Tahay. 28/1/2012 Maalinta. Sabtida Meesha 3010 4th avenue south Minneapolis, MN 55407 Waqtiga 4:00pm- 2:00am Wixii faah-faahina waxaad kala soo xiriirtaan 1-kaldeeq Daahir yusuf (sedyo) tell. 952994-0134 2-ibrahin arab khuriye. (jaaliyada)tell. 9522399915 3-badri yusuf ciise. (jig- jigaTV)tell 6515284312 Kasoo qaybgalwacan. Abdul bedel

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews