Bishaaro Dadweynoow Durba Daalaco Frequenciga Cusub ee Telefishanka Caalamiga ah ee ESTV

Jigjiga(CakaaraNews)Wakaalada Warbaahinta DDSI ayaa ugu Bishaaraynaysa Macaamiisheeda ku taxan Daawashada Telefishanka Caalamiga ah ee ESTV in aad ka daawan kartaan Telefishinka Caalamiga ah ee ESTV frequencyga Cusub ee Numbarkiisu yahay 12207,Halka Frequencigii aad Hore uga daawan jirteen uu ahaa 11938,idinkoo si fiicana aad ugaga Daawan kartaan Isla Satelaatkii uu Hore ugu Jiray ee Arab-Sat. hadaba waxaa macaamiisha ku taxan telefishanka caalamiga ah ee ESTV,ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo daafaha dunidaba,si xushmadi ku dheehan tahay loola socod siinayaa in aad si dhib yar uga daalacan kartaan Barnaamijyada kala duduwan ee ka Baxa Telefishanka Caalamiga ah ee ESTV,frequencigan Cusub 12207 oo ku Jira isla Arab-sat Satellite. Ha Moogaanina ee Durba booba Remote Contorolka Hadba Shaashadaad Haysato oo ku buuxso Frequencigan Cusub si aad uga Haqab beesho Barnaamijyada Xiisaha badan ee 24ka saacba ka Baxa Telefishanka Caalamiga Ah ee ESTV.

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews