M-waynaha DDS ayaa Tababar uga furay Hogaaminta Sare ee DDSI Hoolka Shirka Xaf/Arim/Hawenka, Dh-yarada & Caruurta‏

Jigjiga(CakaaraNews),M/waynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar ayaa si rasmi ah ugu furay galabta Hogaaminta sare ee DDS tobobar ay ujeedadiisu tahay Awood siinta Ciidanka Horumarka taas oo uu faah-faahin ka bixiyay M/waynuhu Heerarka kala duwan ee Cudduda Ciidanka Horumarka oo ay noqonayso Hogaaminta sare ee Xukuumada. Sidoo kale M/waynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud CUmar ayaa ku booriyay Hogaaminta Sare ee Qaadanaysa Tababarkan inay ka faaiidaystaan ugana faaiideeyaan Hogaaminta Dhexe ee Deegaanka Soomaalida. Tababarkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Adeega Shacabka & Kobcinta Maamulka J.D.F.E. oo uu bixinayay Wasiirka Xafiiska Shacabka & Kobcinta Maamulka Dawlada Federalka Mudane Junadiin Soodhow ayaa isna halkaasi faah-faahin Dheeraad ah kasiiyay Hogaaminta Sare ee Deegaanka. Shanka kale Tababarkan oo ay ka qaybqaadanayaan Dhamaan Hogaaminta Sare ee DDS ayaa noqonaysa Mid wadada u xaadhaysa dardargalinta & Awoodsiinta Ciidanka Horumarka .

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews