Ogaysiis:Jagooyin ka Banaan Shabakada CakaaraNews oo Qaadanaysa Shaqaale.

Jigjiga(CakaaraNews).Shabakada CakaaraNews ayaa Qaadanaysa Cidii Buuxin karta jagooyinkan hoos ku qoran oo ka banana Shabakada,Jagooyinka Banaan ayaa kala ah 1-hal Video editer 2-Hal Cameraman 3- Hal Wariye iyo 4- iyo Hal IT Proffesion.
Hadaba 4tan jago oo ka Banaan Shabakada CakaaraNews ayaa la ogaysiinayaa in Cidii buuxin karta,islamarkaana buuxin karta shuruudaha looga baahan yahay in ay Documentigooda oo ah Original iyo Copy u Dhiibaan Xoghaynta Xafiiska Shabakada Cakaaranews oo ku dhex yaala Hoolka Shirarka ee(SMCX).
Xiliga Documentiga la qabanayo ayaa ka bilaabmaya Maalinta Berito ah oo ah Talaado Bishuna tahay 6/6/2005 taariikhda itoobiya,iyadoona ay Socon doonto Qabashada Documentigu muddo 5 cisho ah,kuna eg taariikhdu markay tahay 10/62005 galinka hore.
Sidoo kale Xiliga Imtixaanka iyo Interviewga ayaanu idinla socodsiinaynaa in aanu dib idiinka soo sheegi doono.
Dibucurashadu Ha Waarto.
Maareeyaha Shabakada CakaaraNews.
Jigjiga.