Maxaad Ka Taqaan Haweenka ugu Khiyaamada Badan Adduunka?

NEW YORK(CakaaraNews):- Haasawaha raga iyo dumarka ayaa ah mid horumar sameynaya wakhtigan casriga ah ,Laakin taas ka sokow waxaa jira in haweenka qaar ka mida leeyihiin qeybo Khiyaamo iyo wax is daba marin ay kula nool yihiin raga qaba ama ay saaxiibka la yihiin .Haweenka aduunka ayaa qiimeyn waxaa ku sameysay koox indha idheysa lamaanaha iyo wada nolanshahooda oo lagu magacaabo "Durex" Wareysi ay kooxdu ka qaday 29,000 oo qof iyo booqashayoon ay ku kala tageen 36 wadan oo ay daraasaad ku saabsan dabeecadaha dumarka,ayaa waxaa lagu ogaaday in haweenka wadanka Nigeria ay yihiin kuwa ugu qiyaanada badan aduunka waqtigaan. Waxaa la sheegay in haweenka wadankas ay 62% ay saaxiib la yihiin in kabadan 3 nin taas oo kaalinta koowaad ka galisa xaga daacad la,aanta dumarka iyo khiyaanada ragga. Hadaba waa kuwaan 5-ta wadan ee dumarkoodu ay yihiin kuwa khiyaanada ku can baxay iyo tirada wadan kasta ka ah dumarka qiyaanadda ku dheereya . Nigeria 62% Thailand 59% Malaysia 39% Russia 33% and Singapore 19%

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews